{"id":6039,"date":"2018-09-05T10:00:05","date_gmt":"2018-09-05T09:00:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6039"},"modified":"2018-09-05T10:00:05","modified_gmt":"2018-09-05T09:00:05","slug":"real-madrid-oo-soo-saartay-liiska-xidigaha-kaga-qeyb-galaya-champions-league-ga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/real-madrid-oo-soo-saartay-liiska-xidigaha-kaga-qeyb-galaya-champions-league-ga\/","title":{"rendered":"Real Madrid oo soo saartay Liiska xidigaha  kaga qeyb galaya Champions League-ga."},"content":{"rendered":"<p>Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Julen Lopetequi ayaa soo saaray Liiska xiddigaha kooxdiisa ee uu kaga qayb gali doono tartanka champions League xilli ciyaareedka cusub ee 2018\/2019\/.<\/p>\n<p>Kooxda Real Madrid ayaa ku jirta Group adag oo ay kula jiraan kooxaha Roma,SCKA Moswo iyo Victoria Pzlen iyada oo doonaysa in ay difaacato tartanka markii 4-aad oo xiriir ah.<\/p>\n<p>Tababaraha khabiirka ah ayaa soo xushay inta badan Liiska xiddigaha ugu muhiimsan iyo waliba xiddigo da,yar ah oo ka mid ah kooxda da,yarka Real Madrid.<\/p>\n<p><strong>Waa kuwan xidigaha Real ay soo xulatay.<\/strong><\/p>\n<p>Keylor Navas, Courtois, Casilla, Carvajal, Vallejo, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Odriozola, Reguil\u00f3n, Kroos, Modric, Bale, Casemiro, Fede Valverde, Marcos Llorente, Marco Asensio, Isco, Ceballos, Mariano, Benzema, Lucas V\u00e1zquez, Cristo Gonz\u00e1lez, Viniciu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Julen Lopetequi ayaa soo saaray Liiska xiddigaha kooxdiisa ee uu kaga qayb gali doono tartanka champions League xilli ciyaareedka cusub ee 2018\/2019\/. Kooxda Real Madrid ayaa ku jirta Group adag oo ay kula jiraan kooxaha Roma,SCKA Moswo iyo Victoria Pzlen iyada oo doonaysa in ay difaacato tartanka markii 4-aad oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6040,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6039"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6039"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6039\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6040"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}