{"id":6033,"date":"2018-09-05T09:50:42","date_gmt":"2018-09-05T08:50:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6033"},"modified":"2018-09-05T09:50:42","modified_gmt":"2018-09-05T08:50:42","slug":"man-city-oo-soo-saartay-liiska-xidigaha-kaga-qeybgalaya-champions-league-ga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/man-city-oo-soo-saartay-liiska-xidigaha-kaga-qeybgalaya-champions-league-ga\/","title":{"rendered":"Man City oo soo saartay liiska xidigaha kaga qeybgalaya Champions League-ga."},"content":{"rendered":"<p>Tababaraha Man City ee Pep Guardiola ayaa dhankiisa soo saaray liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono Champions League oo ay isku Group Yihiin kooxaha Lyon, Shakhtar Donetsk &amp; Hoffenheim.<\/p>\n<p>Liiska uu tababaruhu soo saaray ayaa lagu dhex arkay xiddigaha dhaawacan ee Eliaquim Mangala &amp; Kevin De Bruyne laakiin waxa laga dhex waayay Goolhaye Claudio Bravo Kaas oo aan wali la ogayn wakhtiga uu soo laaban doono.<\/p>\n<p>Xiddigaha da,yarka ah ee Phil Foden, Brahim Diaz Iyo Aro Muric ayaa sidoo kale ka mid ah xiddigaha liiska 2-aad ee uu tababaruhu u gudbiyay UEFA.<\/p>\n<p><strong>Halkan kaga bogo Liiska City ay uso xulatay Champions League-ga.<\/strong><\/p>\n<p>Ederson, Grimshaw,Walker, Danilo, Kompany, Stones, Laporte, Mangala, Mendy, Otamendi, Sterling, Gundogan, De Bruyne, Delph, Sane, Silva, Bernardo, Fernandinho, Mahrez, Zinchenko,Aguero, Jesus.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha Man City ee Pep Guardiola ayaa dhankiisa soo saaray liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono Champions League oo ay isku Group Yihiin kooxaha Lyon, Shakhtar Donetsk &amp; Hoffenheim. Liiska uu tababaruhu soo saaray ayaa lagu dhex arkay xiddigaha dhaawacan ee Eliaquim Mangala &amp; Kevin De Bruyne laakiin waxa laga dhex waayay Goolhaye Claudio&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6034,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6033"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6033"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6033\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6034"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}