{"id":6022,"date":"2018-09-05T09:32:07","date_gmt":"2018-09-05T08:32:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=6022"},"modified":"2018-09-05T09:32:07","modified_gmt":"2018-09-05T08:32:07","slug":"manchester-city-oo-wadahadalo-heshiis-kor-dhin-ah-la-bilaawday-kompany","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/manchester-city-oo-wadahadalo-heshiis-kor-dhin-ah-la-bilaawday-kompany\/","title":{"rendered":"Manchester City Oo wadahadalo heshiis kor dhin ah la bilaawday Kompany."},"content":{"rendered":"<p>Kabtanka kooxda Manchester City ee Vincent Kompany ayaa qarka u saaran inuu heshiis cusub u saxiixo kooxdiisa.<\/p>\n<p>Vincent Kompany ayaa dalabyo kala duwan ka helaya kooxo ka dhisan horyaalka talyaaniga iyo waliba horyaalka maraykanka.<\/p>\n<p>Laakiin wuxuu ogolaaday inuu iska diido dhamaan dalabyada u imaanaya si uu sanado kale u sii joogo Manchester City sida ay baahisay Tuttomercato.<\/p>\n<p>32 jirkaan reer Belgium ayaa aqbalay wax walba oo ku saabsan heshiiska cusub, waxaana la filayaa in City ay shaaciso heshiis kordhintiisa maalmaha soo socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kabtanka kooxda Manchester City ee Vincent Kompany ayaa qarka u saaran inuu heshiis cusub u saxiixo kooxdiisa. Vincent Kompany ayaa dalabyo kala duwan ka helaya kooxo ka dhisan horyaalka talyaaniga iyo waliba horyaalka maraykanka. Laakiin wuxuu ogolaaday inuu iska diido dhamaan dalabyada u imaanaya si uu sanado kale u sii joogo Manchester City sida ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6024,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6022"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6022"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6022\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}