{"id":5998,"date":"2018-09-05T06:59:56","date_gmt":"2018-09-05T05:59:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5998"},"modified":"2018-09-05T06:59:56","modified_gmt":"2018-09-05T05:59:56","slug":"google-oo-20-sano-jirsataymaxaa-u-qabsoomay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/google-oo-20-sano-jirsataymaxaa-u-qabsoomay\/","title":{"rendered":"Google oo 20 sano jirsatay,maxaa u qabsoomay?"},"content":{"rendered":"<p>Sharikadda Google ayaa maanta u dabaal dageysa Sanadguurada 20aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay.<\/p>\n<p>Sharikadda wax soo saarkeeda u badanyahay baaritasta Internerka ee Google ayaa waxaa ay soo saartaa 7 nooc oo badeeco kala duwan ah,waxaana rukunkeeda billaha ah uu ka badan yahay\u00a0 hal Bilyan oo qoof.<\/p>\n<p>Taariikhda rasmiga ah ee Google hawada soo gashay waxaa ka taagan dood ay qabaan kuwa Ganacsiga ku dhexjira,kuwaas oo aan iyaguna jawaan rasmi ah bixin Karin.<\/p>\n<p>Sharikadda Google waxaa ay sheegtay in la sameeyay 4ta September,waxaana ay toban Sano ka hor u dabaaldegtay 27 September,taas oo shaki gelinsa waqtiga saxda ah ee sharikadda hawada la geliyay.<\/p>\n<p>Google maanta waxaa ay leedahay tobanaan kun oo shaqaale ah,kuwaas oo kala jooga xarumaha kala duwan ee Caalamka,waxaana ay xafiisyo ku leedahay 60 Dal oo Caalamka ah.<\/p>\n<p>Waxaa ay hadda qeyb ka tahay sharikadda Alphabet, oo la hirgeliyay sanadkii 2015kii,waxaase Bisha September si guud ugu dabaaldagtaa dhalashadeeda sharikadda Google.<\/p>\n<p>Hadda waxaa Google hoggaamiya Sundar Pichai,waxaa sharikadda baarista ay sidoo kale leedahay Youtube,intii uu ninkan hoggaaminayay waxaa sare u kacay dakhliga Sharikaddan 23%, oo u dhiganta $23.3 Bilyan oo dollar afartii bilood ee ugu horreysay 2018.<\/p>\n<p>Sharikadda Wadaayga la ah Google ee Alphabet ayaa sheegtay in dakhligeeda uu kordhay islamarkaana gaaray \u00a0$26.24 Bilyan oo dollar afartii bilood eek u ekeyd 30kii June 2018.<\/p>\n<p>Warbixin lagu qoray Website-ka Google ayaa lagu sheegay in la sii horumarinayo sharikadda islamakraana la jebinayo sohdimaha iyada oo lagu dhaqaaqayo Tegnoljiyadda,waxaana hadda xoogga la saarayaa Robotyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sharikadda Google ayaa maanta u dabaal dageysa Sanadguurada 20aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay. Sharikadda wax soo saarkeeda u badanyahay baaritasta Internerka ee Google ayaa waxaa ay soo saartaa 7 nooc oo badeeco kala duwan ah,waxaana rukunkeeda billaha ah uu ka badan yahay\u00a0 hal Bilyan oo qoof. Taariikhda rasmiga ah ee Google&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5999,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,55,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5998"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5998"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5998\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}