{"id":5990,"date":"2018-09-05T06:12:50","date_gmt":"2018-09-05T05:12:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5990"},"modified":"2018-09-05T06:12:50","modified_gmt":"2018-09-05T05:12:50","slug":"al-shabab-oo-shaacisay-magaca-ninkii-isku-qarxiyay-degmada-h-wadaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-shaacisay-magaca-ninkii-isku-qarxiyay-degmada-h-wadaag\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo shaacisay magaca Ninkii isku qarxiyay Degmada H.Wadaag"},"content":{"rendered":"<p>Xarakada AL-shabaab ayaa shaacisay Magaca Ninkii isku qarxiyay Xarunta Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku dhinteen 6 Qof 14 kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Al-shabab ayaa ku sheegaya Magaca Ninka is qarxiyay C\/Qaadir Cabdullahi Xaaji Maxamed,kaas oo ku dhashay degaanka Daarusalaam ee hoos taga Magaalada Saakoow ee Gobolka Jubada dhexe.<\/p>\n<p>Warbixinta ku saabsan Ninka isqarxiyay ayey Al-shabaab intaas ku dareen in uu ka dhashay Qabiilka Leysaan oo ka mid ah Digil iyo Mirifle.<\/p>\n<p>C\/Qaadir ayey Al-shabaab sheegeen in uu ku biiray sanadkii 2013kii oo ku beegan 1434 Hijriyada,waxaana da&#8217;diisu ahayd 22 jir sida ay sheegtay Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada AL-shabaab ayaa shaacisay Magaca Ninkii isku qarxiyay Xarunta Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku dhinteen 6 Qof 14 kalena ay ku dhaawacmeen. Al-shabab ayaa ku sheegaya Magaca Ninka is qarxiyay C\/Qaadir Cabdullahi Xaaji Maxamed,kaas oo ku dhashay degaanka Daarusalaam ee hoos taga Magaalada Saakoow ee Gobolka Jubada dhexe. Warbixinta ku saabsan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5991,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5990"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5990"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5990\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5991"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}