{"id":5857,"date":"2018-09-03T12:11:23","date_gmt":"2018-09-03T11:11:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5857"},"modified":"2018-09-03T12:11:23","modified_gmt":"2018-09-03T11:11:23","slug":"olivier-giroud-oo-aqbalay-inuu-qandaraaska-u-kordhiyo-chelsea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/olivier-giroud-oo-aqbalay-inuu-qandaraaska-u-kordhiyo-chelsea\/","title":{"rendered":"Olivier Giroud oo aqbalay inuu qandaraaska u kordhiyo Chelsea."},"content":{"rendered":"<p>Weeraryahanka dhawaan kuso biiray kooxda Chelsea ee Giroud ayaa aqbalay inuu heshiiska u kor dhiyo kooxdiisa Chelsea.<\/p>\n<p>31jirkan ayaa Chelsea kaga soo biiray kooxda Arsenal aduun dhan 18 milyan waxaa uuna ka mid yahay xidigaha kooxda ugu muhiim san.<\/p>\n<p>Giroud ayaa Chelsea u satfay 20 kulan waxaana uu dhaliyay shan gool, isagoona caawiyay seddex gool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weeraryahanka dhawaan kuso biiray kooxda Chelsea ee Giroud ayaa aqbalay inuu heshiiska u kor dhiyo kooxdiisa Chelsea. 31jirkan ayaa Chelsea kaga soo biiray kooxda Arsenal aduun dhan 18 milyan waxaa uuna ka mid yahay xidigaha kooxda ugu muhiim san. Giroud ayaa Chelsea u satfay 20 kulan waxaana uu dhaliyay shan gool, isagoona caawiyay seddex gool.<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5858,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5857"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5857"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5857\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}