{"id":5847,"date":"2018-09-03T12:02:55","date_gmt":"2018-09-03T11:02:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5847"},"modified":"2018-09-03T12:02:55","modified_gmt":"2018-09-03T11:02:55","slug":"eden-hazard-oo-ka-hadlay-waxa-uu-zari-kuso-kordhiyay-chelsea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/eden-hazard-oo-ka-hadlay-waxa-uu-zari-kuso-kordhiyay-chelsea\/","title":{"rendered":"Eden Hazard oo ka hadlay waxa uu Zari kuso kordhiyay Chelsea."},"content":{"rendered":"<p>Xidiga kooxda Chelsea ee Hazard ayaa ka hadlay waxa iska badalay kooxda inta uu joogo tababare Zari oo dhawaan qabtay shaqada Chelsea.<\/p>\n<p>Sarri ayaa isha ku haya in uu wakhti fiican ku qaato England wakhtiga fasaxa xulalka dib u habayna ku sameeyo kooxdiisa kadib markii uu si deg-deg ah ku bilowday xirfada Tababaranimo ee chelsea.<\/p>\n<p>Blues ayaa dib u heshay qaab ciyaareedkeedii fiicnaa kadib markii ay 4 guulood oo xiriir ah ka gaadhay premier League aan wax dhibic ahna lumin ilaa haatan horyaalka premier League.<\/p>\n<p>Sidoo kale xiddiga Eden Hazard ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisii isaga oo mar kale ku ciyaaraya isaga oo ay wajigiisa Farxad ka muuqato si la mid ah xiddigaha ay isku kooxda yihiin.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah qaab ciyaareedka muhiimka ah ee uu haatanba Sarri ku soo kordhiyay Blues ayaa ah qaab ciyaareedka weerarka ah ee leh xiisaha ee la daawan karo.<\/p>\n<p>Eden Hazard ayaa shaaca ka qaaday halka arin ee uu Tababare Sarri ka badalay kooxda chelsea xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>Isaga oo arintaas ka hadlaya ayuu yidhi\u201dWaxa aan u baahanahay in aan si deg-deg ah u ciyaarno, tababaruhu ma jecla in aanu kubada haysano\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxa uu jecelyahay in aan kubada horay u kaxayno, waxa aan arintaas ku samaynayaa tababarka dhexdiisa iyo sidoo kale inta lagu jiro ciyaarta dhexdeeda\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xidiga kooxda Chelsea ee Hazard ayaa ka hadlay waxa iska badalay kooxda inta uu joogo tababare Zari oo dhawaan qabtay shaqada Chelsea. Sarri ayaa isha ku haya in uu wakhti fiican ku qaato England wakhtiga fasaxa xulalka dib u habayna ku sameeyo kooxdiisa kadib markii uu si deg-deg ah ku bilowday xirfada Tababaranimo ee chelsea&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5851,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5847"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5847"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5847\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}