{"id":5832,"date":"2018-09-03T09:26:48","date_gmt":"2018-09-03T08:26:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5832"},"modified":"2018-09-03T09:26:48","modified_gmt":"2018-09-03T08:26:48","slug":"nisa-oo-sheegtay-in-ay-qabatay-xubin-ka-tirsan-al-shabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nisa-oo-sheegtay-in-ay-qabatay-xubin-ka-tirsan-al-shabab\/","title":{"rendered":"NISA oo sheegtay in ay qabatay xubin ka tirsan Al-shabab"},"content":{"rendered":"<p>Qoraal lagu daabacay Bogga Twitter-ka ee Hay&#8217;adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in lagu qabtay xubin ka tirsan AL-shabab.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu sheegay in qof ka mid ah Al-shabaab oo maleegayay qaraxyada lagu qabtay Muqdisho,islamarkaana uu gacanta ugu jiro hay&#8217;daha amaanka.<\/p>\n<p>NISA,ma sheegin magaca ama sawirka qofka ay sheegtay in gacanta lagu dhigay,waxaana qoraalka Hay&#8217;adda dadka looga codsaday in ay ka gacansiiyaan sugidda amniga.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone  wp-image-5834\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/NIS-300x151.png\" alt=\"\" width=\"644\" height=\"324\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/NIS-300x151.png 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/NIS.png 595w\" sizes=\"(max-width: 644px) 100vw, 644px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal lagu daabacay Bogga Twitter-ka ee Hay&#8217;adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in lagu qabtay xubin ka tirsan AL-shabab. Qoraalka ayaa lagu sheegay in qof ka mid ah Al-shabaab oo maleegayay qaraxyada lagu qabtay Muqdisho,islamarkaana uu gacanta ugu jiro hay&#8217;daha amaanka. NISA,ma sheegin magaca ama sawirka qofka ay sheegtay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1677,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5832"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5832"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5832\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}