{"id":5829,"date":"2018-09-03T09:20:55","date_gmt":"2018-09-03T08:20:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5829"},"modified":"2018-09-03T09:20:55","modified_gmt":"2018-09-03T08:20:55","slug":"koulibaly-oo-heshiis-cusub-u-saxiixay-kooxdiisa-napoli","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/koulibaly-oo-heshiis-cusub-u-saxiixay-kooxdiisa-napoli\/","title":{"rendered":"Koulibaly Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Kooxdiisa Napoli,"},"content":{"rendered":"<p>Kalidou Koulibaly ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Chelsea sannadkii hore, laakiin wuxuu mustaqbalkiisa u hibeeyay Napoli.<\/p>\n<p>Daafaca reer Senegal Kalidou Koulibaly ayaa qandaraas cusub oo shan sanno ah u saxiixay Napoli, sida ay xaqiijisay kooxda Serie A ka ciyaarta.<\/p>\n<p>27 jirkaan daafaca dhexe ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda Talyaaniga ilaa 30ka Juun 2023.<\/p>\n<p>Koulibaly ayaa si aad ah loola xiriirinayay Chelsea tan iyo markii uu furmay suuqa \u00a0sanadkii tagay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kalidou Koulibaly ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Chelsea sannadkii hore, laakiin wuxuu mustaqbalkiisa u hibeeyay Napoli. Daafaca reer Senegal Kalidou Koulibaly ayaa qandaraas cusub oo shan sanno ah u saxiixay Napoli, sida ay xaqiijisay kooxda Serie A ka ciyaarta. 27 jirkaan daafaca dhexe ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda Talyaaniga ilaa 30ka Juun 2023. Koulibaly&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5830,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5829"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5829"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5829\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}