{"id":5818,"date":"2018-09-03T08:32:43","date_gmt":"2018-09-03T07:32:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5818"},"modified":"2018-09-03T08:32:43","modified_gmt":"2018-09-03T07:32:43","slug":"man-united-oo-guul-fudud-ka-gaartay-burnley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/man-united-oo-guul-fudud-ka-gaartay-burnley\/","title":{"rendered":"Man United oo guul fudud ka gaartay Burnley."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Man Unnited ayaa ku soo laabatay wadada saxda ah kadib markii ay guul ay u qalantay ka gaadhay kooxda Burnley kulan ka tirsanaa horyaalka premier League todobaadkii 4-aad.<\/p>\n<p>United ayaa kulanka soo gashay iyaga oo aan doonayn wax aan guul ahayn si ay u gaadhaan guushoodii 2-aad ee horyaalka kadib laba guuldaro oo xiriir ah oo soo gaartay.<\/p>\n<p>Kooxda uu hogaamiyo Jose Mourinho ayaa si dar-dar leh ku bilaabatay ciyaarta iyaga oo raadinayay goolal wakhti hore ah si ay ciyaarta u dilaan ugana soo laabtaan guuldarooyinka.<\/p>\n<p>Man United ayaa daqiiqadii 27-aad dhalisay goolka 1-aad ee ciyaarta iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga weerarka uga ciyaara ee Romelu Lukaku kaas oo ciyaarta ka dhigay 1\/0.<\/p>\n<p>Kooxda Martida ah ayaa heshay kalsooni kadib markii ay goolka 1-aad dhalisay waxana ay ku dadaalaysay sidii ay u dhalin lahayd goolka 2-aad una dili lahayd ciyaarta wakhti horeba.<\/p>\n<p>United ayaa daqiiqadii 44-aad dhalisay goolka 2-aad ee ciyaarta iyaga oo uu goolka u dhaliyay isla xiddiga Romelu Lukaku kaas oo dhaliyay goolkiisii 2-aad ee ciyaarta iyo midkii 2-aad ee kooxdiisa.<\/p>\n<p>Waxa sidaas ku dhamaatay qaybtii hore ee ciyaarta oo ay Man United hogaanka ku hayso dhan walba xilli Burnley heshay fursado yar oo ay ka faa,iidaysan wayday.<\/p>\n<p>Qaybtii dambe ayay ciyaartu xiiso yeelatay kadib markii Pogba laga qabtay rikoodhe sidoo kale kaadhka cas loo taagay xiddiga Marcos Rashford.<\/p>\n<p>Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay United sidaas guul ku gaadhay uguna soo laabatay wadada guulaha kaana baxday xaalkii adkaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Man Unnited ayaa ku soo laabatay wadada saxda ah kadib markii ay guul ay u qalantay ka gaadhay kooxda Burnley kulan ka tirsanaa horyaalka premier League todobaadkii 4-aad. United ayaa kulanka soo gashay iyaga oo aan doonayn wax aan guul ahayn si ay u gaadhaan guushoodii 2-aad ee horyaalka kadib laba guuldaro oo xiriir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5820,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5818"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5818"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5818\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5820"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}