{"id":5806,"date":"2018-09-03T07:53:58","date_gmt":"2018-09-03T06:53:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5806"},"modified":"2018-09-03T07:53:58","modified_gmt":"2018-09-03T06:53:58","slug":"kulankii-shalay-laga-ciyaaray-tartanka-degmooyinka-gbanaadir-iyo-kuwa-galabta-la-ciyaari-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kulankii-shalay-laga-ciyaaray-tartanka-degmooyinka-gbanaadir-iyo-kuwa-galabta-la-ciyaari-doono\/","title":{"rendered":"Kulankii shalay laga ciyaaray tartanka degmooyinka g,banaadir, iyo kuwa galabta la ciyaari doono."},"content":{"rendered":"<p>Wali waxaa si xiiso leh garoomada kubadda cagta uga socdo tartanka kubadda cagta degmooyinka waxaa maanta\u00a0 wada ciyaaray\u00a0 Degmooyinka Xamar Wayne iyo Wadajir\u00a0 oo kuwada Jira Group\u00a0 D.<\/p>\n<p>Labada\u00a0 degmo ayaa soo bandhigay\u00a0 ciyaar xirfadeedu saraysay \u00a0waxaana waqtigii loogu talo galay ay kusoo idlaatay 1-1<\/p>\n<p>Xamar wayne oo goolka la hormartay waxaa\u00a0 daqiiqadi 30 u saxiixay laacibka\u00a0 No-11\u00a0\u00a0 Cabdiraxmaan\u00a0 Maxamed Sahal,\u00a0 halka goolka wadajir uu daqiiqadi 42 \u00a0u saxiixay\u00a0 Xiddiga no-5\u00a0 Cabdiqani maxamed yuusuf.<\/p>\n<p>Group D waxaa min\u00a0 4 dhibcood ku horkacaya\u00a0\u00a0 wadajir iyo\u00a0 Xamar Wayne,\u00a0\u00a0 Heliwaa ayaa\u00a0 3 dhibcood fadhida halka\u00a0 Cabdicasiis ay\u00a0 ugu hooseyso ay\u00a0 Eber\u00a0\u00a0\u00a0 joogto.<\/p>\n<p>Wadajir\u00a0\u00a0 iyo Heliwaa\u00a0\u00a0 ayaa kulanka u dambeeya Group-ka\u00a0\u00a0 Khamiista\u00a0 6 September\u00a0 ku yeelan\u00a0 doona garoonka jaamacadaha ,waxaa isla khamiista garoonka Banaadir ku ballansan Xamar wayne iyo Cabdi Casiis.<\/p>\n<p>Maanta oo Isniin ah waxaan\u00a0 la ciyaari doona laba kulan\u00a0 waxaana ballansan\u00a0 degmooyinka\u00a0 Yaaqshiid iyo Waaberi oo garoonka Jaamacadaha ku ciyaari doona iyo\u00a0 Shangaani iyo dharkenley oo Garoonka Banaadir\u00a0 foodda isku dari doona.<\/p>\n<p>Kooxahan oo kujira Group A , waxay dhibcaha\u00a0 u kala leeyihiin Waaberi\u00a0 3 Kulan 7 dhibcood, Yaaqshiid 3 kulan 4 dhibcood, Dharkenley\u00a0 2 kulan\u00a0 3 dhibcood iyo Kaxda oo 2 kulan\u00a0 Eber taagan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wali waxaa si xiiso leh garoomada kubadda cagta uga socdo tartanka kubadda cagta degmooyinka waxaa maanta\u00a0 wada ciyaaray\u00a0 Degmooyinka Xamar Wayne iyo Wadajir\u00a0 oo kuwada Jira Group\u00a0 D. Labada\u00a0 degmo ayaa soo bandhigay\u00a0 ciyaar xirfadeedu saraysay \u00a0waxaana waqtigii loogu talo galay ay kusoo idlaatay 1-1 Xamar wayne oo goolka la hormartay waxaa\u00a0 daqiiqadi 30 u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5807,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[84],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5806"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5806"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5806\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5807"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}