{"id":5778,"date":"2018-09-03T05:28:23","date_gmt":"2018-09-03T04:28:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5778"},"modified":"2018-09-03T05:28:23","modified_gmt":"2018-09-03T04:28:23","slug":"shirka-china-iyo-afrika-oo-maanta-ka-furmaya-beijing","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shirka-china-iyo-afrika-oo-maanta-ka-furmaya-beijing\/","title":{"rendered":"Shirka China iyo Afrika oo maanta ka  furmaya Beijing."},"content":{"rendered":"<p>Shir Madaxeedka u dhaxeeya Madaxweynayaasha Dalalka Afrika iyo China ayaa maanta ka furmaya Magaalada\u00a0Beijing ee Caasimadda Dalka China.<\/p>\n<p>Shirkan oo looga hadlayo xiriirka dhaqaala,iskaashiga,maalgashi iyo amaanka ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Isniin ah ka furmo Magaalada\u00a0Beijing.<\/p>\n<p>in ka badan 40 Hoggaamiye oo ka socda Qaaradda Afrika ayaa ku sugan\u00a0Beijing,waxaana ay maalmihii la soo dhaafay kulamo horudhac ah la lahaayeen Madaxda dalka China.<\/p>\n<p>Dhinaca Soomaaliya waxaa shirkan uga qeybgelaya Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ka mid ah Wasiirro waxaana ay la kulmeen dhiggooda Chinaiyaga oo kala saxiixday heshiisyo muhiim ah.<\/p>\n<p>Shirkan oo soconaya labo maalmood waxaa la soo gaba gabeynayaa maalinta Berri ah ee ay Taariikhdu ku beegan tahay 4ta September.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir Madaxeedka u dhaxeeya Madaxweynayaasha Dalalka Afrika iyo China ayaa maanta ka furmaya Magaalada\u00a0Beijing ee Caasimadda Dalka China. Shirkan oo looga hadlayo xiriirka dhaqaala,iskaashiga,maalgashi iyo amaanka ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Isniin ah ka furmo Magaalada\u00a0Beijing. in ka badan 40 Hoggaamiye oo ka socda Qaaradda Afrika ayaa ku sugan\u00a0Beijing,waxaana ay maalmihii la soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5779,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5778"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5778"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5778\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5779"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}