{"id":5760,"date":"2018-09-02T18:56:18","date_gmt":"2018-09-02T17:56:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5760"},"modified":"2018-09-02T18:56:18","modified_gmt":"2018-09-02T17:56:18","slug":"madaxweynayaasha-soomaaliya-iyo-masar-oo-ku-kulmay-beijing","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynayaasha-soomaaliya-iyo-masar-oo-ku-kulmay-beijing\/","title":{"rendered":"Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo ku kulmay Beijing."},"content":{"rendered":"<p>Kulanka Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo ka dhacay Magaalada Beijing ee Caasimadda Dalka Shiinaha, waxa ayna kamid yihiin Madaxda Afrika ee shirka berri ka furmaya China ka qayb galeysa.<\/p>\n<p>Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Labada Madaxweyne ay isla meel dhigeen Xoojinta Xiriirka iyo sida ay Afrika ugu faaiideysan karto lacagta Maalgashiga China ku sameysaneyso Dalalka Afrika.<\/p>\n<p>Cabdinuur ayaa intaa ku daray in lacag dhan $60 Bilyan ay Dowladda Shiinaha ku bixiso Maalgashiga Afrika iyo Mashaariicda ay ka sameysaneyso.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay in Soomaaliya ay kamid tahay Dalalka aan ka faaiideysan Maalgashiga Shiinaha, balse wixii hadda ka dambeeya ay Xoogga Saari doonto sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Dalka Shiinaha ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxda Dalkaas iyo kuwo Afrika ee ka qayb galaya Shirka Berri ugu furmaya Beijing.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulanka Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo ka dhacay Magaalada Beijing ee Caasimadda Dalka Shiinaha, waxa ayna kamid yihiin Madaxda Afrika ee shirka berri ka furmaya China ka qayb galeysa. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Labada Madaxweyne ay isla meel dhigeen Xoojinta Xiriirka iyo sida ay Afrika ugu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5762,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5760"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5760"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5760\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5762"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}