{"id":5717,"date":"2018-09-02T12:04:40","date_gmt":"2018-09-02T11:04:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5717"},"modified":"2018-09-02T12:06:25","modified_gmt":"2018-09-02T11:06:25","slug":"baarlamaanka-dowlad-degaanka-oo-kalsoonida-siiyay-wasiirrada-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/baarlamaanka-dowlad-degaanka-oo-kalsoonida-siiyay-wasiirrada-cusub\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka dowlad degaanka oo kalsoonida siiyay Wasiirrada cusub"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa meel mariyay Golaha Wasiirrada ee uu dhawaan magacaabay madaxweynaha cusub ee degaankaas Musfate Maxamed Cumar.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirrada iyo Maareeyayaal ka mid ah kuwa la magacaabay dhawaan,waxaana ay heleen codka Baarlamaanka dowlad degaanka.<\/p>\n<p>Xubnaha maanta helay Kalsoonida Baarlamaanka waxaa ay kala yihiin,<\/p>\n<p>1 Madaxweynaha DDSI Mustafe Muxumed Cumar<\/p>\n<p>2 Madaxweyne Ku xigeen Aadan Faarax Ibrahim<\/p>\n<p>3 Wasiirka Biyaha Bashiir Shaafi<\/p>\n<p>4 Wasiirka Maaliyadda Bashiir Dubbad<\/p>\n<p>5 Wasiirka Madaxtooyada Xasan Dhaadhi.<\/p>\n<p>6 Wasiirka Waxbarashada C\/laahi Maxamed Muuse<\/p>\n<p>7 Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed<\/p>\n<p>8 Wasiirka Beeraha C\/qaadir iimaan<\/p>\n<p>9 Wasiirka Howlaha Guud C\/fataax Sheekh Biixi<\/p>\n<p>10 Wasiirka Ganacsiga C\/raxmaan Axmed Xasan<\/p>\n<p>11 Wasiirka Ka hortagga Masiibooyinka Maxamed Cabdi<\/p>\n<p>12 Wasiirka Qurbajoogta Xabiib Xaaji<\/p>\n<p>13 Wasiirka Xeer-ilaalinta C\/wali Jaamac Ibrahim<\/p>\n<p>14 Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq<\/p>\n<p>15 Wasiirka Cadaaladda Mubaarak Sheekh Cumar<\/p>\n<p>16 Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Xasan Aadan<\/p>\n<p>17 Wasiirka Haweenka Ayaan Cabdi Shukri<\/p>\n<p>18 Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali<\/p>\n<p>19 Wasiirka Dhalinyarada Xasan Faarax Cali<\/p>\n<p>20 Wasiirka Dooxooyinka Axmed Deeq Maxamed<\/p>\n<p>21 Wasiirka Sayniska Axmed Naaji<\/p>\n<p>22 Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Ilyaas Abiib<\/p>\n<p>23 Maareeyaha Xafiiska xirfadaha iyo tababarrada<\/p>\n<p>24 Maareeyaha Macdanta, Tamarta Mudane Lade C\/wali<\/p>\n<p>25 Maareeyaha Wakaalada, Jidadka Sacaada Giire<\/p>\n<p>26 Maareeyaha Wakaalada, Dakhliga Mudane C\/laahi Cabdi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa meel mariyay Golaha Wasiirrada ee uu dhawaan magacaabay madaxweynaha cusub ee degaankaas Musfate Maxamed Cumar. Golaha Wasiirrada iyo Maareeyayaal ka mid ah kuwa la magacaabay dhawaan,waxaana ay heleen codka Baarlamaanka dowlad degaanka. Xubnaha maanta helay Kalsoonida Baarlamaanka waxaa ay kala yihiin, 1 Madaxweynaha DDSI Mustafe Muxumed Cumar 2 Madaxweyne&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5718,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5717"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5717"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5717\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}