{"id":5707,"date":"2018-09-02T10:36:19","date_gmt":"2018-09-02T09:36:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5707"},"modified":"2018-09-02T10:57:30","modified_gmt":"2018-09-02T09:57:30","slug":"sawirro-qaar-ka-mid-ah-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-gaaray-kismayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sawirro-qaar-ka-mid-ah-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-gaaray-kismayo\/","title":{"rendered":"Sawirro: Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo gaaray Kismayo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada qaarkood ayaa ku qul qulaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa ay ka qeybgelayaan shirka Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo berri ka furmaya Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Madaxweynihii ugu horreeyay ee gaara waxaa uu ahaa Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, waxaana soo dhaweeyay mas&#8217;uuliyiinta Maamulka Jubaland.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lht6-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40588354_1350957735038162_1559006092598444032_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=48805fb6317a0c6d5db8e5fa23cbd16b&amp;oe=5C31CD61\" alt=\"https:\/\/scontent-lht6-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha kale ee ku xigay waxaa uu ahaa Madaxweynaha Maamulka Hoirshabeelle Maxamed Cabdi Waare,kaas oo isna wafdi uu hoggaaminayay ay gaareen Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lht6-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40534896_1350962185037717_3902326986437033984_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=1def0e7d024e4b9d27fc56273f72c27d&amp;oe=5C2FFBA0\" alt=\"Image may contain: one or more people, people standing and outdoor\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha \u00a0Dowlad Goboleedyada Puntland C\/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa isaguna gaaray Magaalada Kismaayo,waxaana qaabilay xubno ka mid ah maamulka Jubaland.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"http:\/\/allsbc.com\/sbcon\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/gaas-kismayo-5.jpg\" alt=\"Image result for C\/Wali Gaas oo gaaray Kismaayo\" width=\"689\" height=\"460\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku maqan Aaska hooyada dhashay Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa ka maqan Kismaayo.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa Bishii la soo dhaafay ku dhawaaqay Madaxweynaha Puntland C\/Wali Maxamed Cali Gaas oo ah Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada qaarkood ayaa ku qul qulaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose. Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa ay ka qeybgelayaan shirka Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo berri ka furmaya Magaalada Kismaayo. Madaxweynihii ugu horreeyay ee gaara waxaa uu ahaa Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, waxaana soo dhaweeyay mas&#8217;uuliyiinta Maamulka Jubaland&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5708,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,81,78,79,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5707"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5707"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5707\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}