{"id":5674,"date":"2018-09-02T08:54:34","date_gmt":"2018-09-02T07:54:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5674"},"modified":"2018-09-02T12:22:29","modified_gmt":"2018-09-02T11:22:29","slug":"sawirro-qaraxa-ka-dhacay-xarunta-degmada-howlwadaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sawirro-qaraxa-ka-dhacay-xarunta-degmada-howlwadaag\/","title":{"rendered":"Sawirro: Qaraxa ka dhacay Xarunta Degmada Howlwadaag"},"content":{"rendered":"<p>Iyada oo aan ilaa hadda la xaqiijin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxa lagu weeraray Xarunta Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho,ayaa sawirro laga qaaday goobta waxaa ay muujinayana burbur baahsan\u00a0 soo gaaray dhismaha Xarunta Degmada iyo dhismayaasha kale ee ku dhow.<\/p>\n<p>Dhismayaasha burburay waxaa kamid ah dugsi qur&#8217;aan iyo masaajid kasoo horjeeday xarunta degmada Howlwadaag<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40527893_1732790640180513_2027944095288131584_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=f7237d7e40dd0e5eae4385e21c1eafee&amp;oe=5BF35D87\" alt=\"Image may contain: 2 people, people standing, crowd, sky and outdoor\" \/><\/p>\n<p>Sawirrada laga qaaday qasaaraha weerarka qaraxa kaddib waxa ay muujinayaan in qaraxu ahaa mid loo adeegsaday qalab wax burbiriya<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40764724_1732795413513369_4672238537540632576_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=63b6906b991d26db71551c2e869286fb&amp;oe=5C35239E\" alt=\"Image may contain: one or more people, sky, outdoor and nature\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40626169_1790765087625936_4701355589719031808_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=bcdf14520f066d7b63cbf1bc02bf323a&amp;oe=5BF332A5\" alt=\"Image may contain: 1 person, outdoor\" \/><\/p>\n<p>Gaadiid goobta yaallay ayaa kuburburay qaraxa waxaana sidaas oo kale dumay dhismaha Darbiga xarunta Degmada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/40552121_1790765050959273_5047979714161934336_n.jpg?_nc_cat=0&amp;oh=3922789d929d8ff15ed2e0b342786533&amp;oe=5BF3E279\" alt=\"Image may contain: one or more people, crowd, sky and outdoor\" \/><\/p>\n<p>Halkan kadaawo muuwaalka warbixin ku saabsan qaraxa oo la qabtay kaddib 20, daqiiqo kaddib qaraxa<\/p>\n<p>https:\/\/www.facebook.com\/mustaqbalmedia\/videos\/385112925355869\/?t=0<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyada oo aan ilaa hadda la xaqiijin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxa lagu weeraray Xarunta Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho,ayaa sawirro laga qaaday goobta waxaa ay muujinayana burbur baahsan\u00a0 soo gaaray dhismaha Xarunta Degmada iyo dhismayaasha kale ee ku dhow. Dhismayaasha burburay waxaa kamid ah dugsi qur&#8217;aan iyo masaajid kasoo horjeeday xarunta degmada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5675,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5674"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5674"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5674\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5675"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}