{"id":5656,"date":"2018-09-02T06:41:12","date_gmt":"2018-09-02T05:41:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5656"},"modified":"2018-09-02T06:41:12","modified_gmt":"2018-09-02T05:41:12","slug":"kenya-gaadiidkii-dagaal-ee-aan-china-ka-iibsannay-waxaa-ay-u-dhamaadeen-qaraxyada-al-shabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-gaadiidkii-dagaal-ee-aan-china-ka-iibsannay-waxaa-ay-u-dhamaadeen-qaraxyada-al-shabab\/","title":{"rendered":"Kenya: Gaadiidkii dagaal ee aan China ka iibsannay waxaa ay u dhamaadeen qaraxyada Al-shabab,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Hal Gaari kama soo harin Gaadiidka Ciidanka qaada ee Armoured Personel Carrier \u00a0(APC), oo ay Dowladda \u00a0Kenya\u00a0 ka iibsatay Dalka China 2016kii.<\/p>\n<p>Sida uu xaqiijiyay Sarkaal ka tirsan Ciidanka General Service Unit (GSU), dhamaan Gaadiidkaas waxaa qarax ku bur buriyay al-shabaab,sidoo kalena malaha qalabka dayactirka Gaadiidka.<\/p>\n<p>Sanadkan 32 Sarkaal oo Boolis iyo Milatari isugu jira ayaa lagu dilay Waddada u dhaxeysa Lamu iyo Libooyo,dhamaan weerarradaas waxaa ay ahaayeen kuwo ka dhashay Miino dhulka la geliyay oo ay tallaaleen Al-shabaab.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.kahawatungu.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Lamu.jpg?resize=640%2C853&amp;ssl=1\" alt=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.kahawatungu.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/\" \/><\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidanka Kenya ee roondada amni sugidda ah ka wada Gobolka Waxaa hadda lagu amray in ay dib u adeegsadaan Gaadiidkii hore eek ala ah \u00a0Land Cruisers iyo \u00a0Isuzu FTS, maaddaama Gaadiidkii uu Uhuru Kenyatta soo iibiyay 2016kii ay bur burbureen.<\/p>\n<p>Sanadkii la soo dhaafay mid ka mid ah Gaadiidka ay sameysay China ee loo yaqaan NV4, ayaa ku bur buray degaanka Rhamu, oo ka tirsan Mandhera, kaddib markii ay Miino la kacday.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.kahawatungu.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/APC.jpg?resize=505%2C336&amp;ssl=1\" alt=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.kahawatungu.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/\" width=\"655\" height=\"436\" \/><\/p>\n<p>Arrintan ayaa lagu sheegay in ay ka dhalatay kaddib markii dowladda Kenya ay miisaaniyad ku filan ku bixin weysay Gaaadiidkii ay ka dalbatay China,beddelkeedana Dowladda China waxaa ay soo dhiibtay Gaadiid ku qiimo ah lacagta ay baxsatay dowladda Kenya,waxaana sidaas ku baaqday Gaadiidkii saxda ahaa ee ay Kenya iyo China ku heshiiyeen.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/card_img\/1034875417528819712\/8RBG4BRU?format=jpg&amp;name=600x314\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/card_img\/1034875417528819712\/\" width=\"667\" height=\"349\" \/><\/p>\n<p>Saraakiisha GSU ayaa Warbaahinta ka qariya bur burka Gaadiidka macmalka ah ee China laga soo iibsaday,waxaana ilaa hadda warbaahinta aysan heyn hal sawir oo ka mid ah Gaadiidkaas oo uu bur bur gaaray,hayeeshee Ciidanka dhexdooda ayaa hadda xaqiijiyay in dhamaan 30kii Gaari ee Kenyatta soo iibiyay 2016kii ay u dhamaadeen qaraxyada Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hal Gaari kama soo harin Gaadiidka Ciidanka qaada ee Armoured Personel Carrier \u00a0(APC), oo ay Dowladda \u00a0Kenya\u00a0 ka iibsatay Dalka China 2016kii. Sida uu xaqiijiyay Sarkaal ka tirsan Ciidanka General Service Unit (GSU), dhamaan Gaadiidkaas waxaa qarax ku bur buriyay al-shabaab,sidoo kalena malaha qalabka dayactirka Gaadiidka. Sanadkan 32 Sarkaal oo Boolis iyo Milatari isugu jira&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5654,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5656"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5656"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5656\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}