{"id":55061,"date":"2021-04-23T19:35:12","date_gmt":"2021-04-23T18:35:12","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=55061"},"modified":"2021-04-23T19:38:42","modified_gmt":"2021-04-23T18:38:42","slug":"midowga-yurub-oo-taageeray-goaankii-midowga-africa-ee-la-xiriiray-xaalada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/midowga-yurub-oo-taageeray-goaankii-midowga-africa-ee-la-xiriiray-xaalada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo taageeray go&#8217;aankii Midowga Africa ee la xiriiray xaalada Soomaaliya!"},"content":{"rendered":"<p>Midowga Yurub ayaa taageeray diidmada Midowga Afrika ee muddo kororsiga madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uuna sheegay in uu diyaar u yahay la shaqeynta ergay kasta oo loo xilsaaro ka shaqeynta soo nooleynta wadaxaajoodyada iyo gaarida wada-ogol ku saabsan doorashooyinka kuna saleysan heshiiska 17-kii September 2020.<\/p>\n<p>Joseph borrell, wakiilka Sare ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda, Siyaasadda iyo Amniga ayaa <a href=\"https:\/\/eeas.europa.eu\/headquarters\/headquarters-homepage_en\/97175\/Somalia%20:%20Statement%20by%20the%20High%20Representative%20Josep%20Borrell%20on%20the%20political%20and%20security%20situation\">qoraal<\/a> uu soo saaray ku taageeray Baahida loo qabo kulan ay dalalka ciidanka ugu tabaracay AMISOM ku qiimeeyaan xaalada amni ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cMidowga Yurub wuxuu taageersanyahay diidmada mudo kordhin kasta wuxuuna rajeynayaa in si dhaqsi leh loogu laabto wadaxaajoodka, oo uu fududeeyo ergayga Midowga Afrika, si loo gaaro is afgarad dhanka doorashooyinka ah, iyadoo lagu saleynayo heshiiskii 17 Sebtember 2020. Midowga Yurub wuxuu kaloo soo dhaweynayaa baaqa ah in Shirka Wadamada ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya (TCC) oo lagu qiimeynayo xaalada amaan ee Soomaaliya\u201d. <\/em><\/strong><em>Ayaa lagu yiri bayaanka.<\/em><\/p>\n<p>Midowga Yurub ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu si dhaw u lashaqeeyo ergayga midowga africa, dhanka kale, waxa uuna dhinacyada siyaasada ka codsaday degenaansho iyo in laga fogaado talaabo kasta oo sii xumeyn karta xiisada ka dhalatay go\u2019aanka Baarlamaanka ee 12 April.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Yurub ayaa taageeray diidmada Midowga Afrika ee muddo kororsiga madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uuna sheegay in uu diyaar u yahay la shaqeynta ergay kasta oo loo xilsaaro ka shaqeynta soo nooleynta wadaxaajoodyada iyo gaarida wada-ogol ku saabsan doorashooyinka kuna saleysan heshiiska 17-kii September 2020. Joseph borrell, wakiilka Sare&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":55062,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55061"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55061"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55061\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55065,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55061\/revisions\/55065"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55062"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55061"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55061"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55061"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}