{"id":54463,"date":"2021-04-12T14:11:54","date_gmt":"2021-04-12T13:11:54","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=54463"},"modified":"2021-04-12T14:39:32","modified_gmt":"2021-04-12T13:39:32","slug":"golaha-shacabka-oo-u-codeeyay-sharciga-jiheynaya-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/golaha-shacabka-oo-u-codeeyay-sharciga-jiheynaya-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo u codeeyay Sharciga Jiheynaya Doorashooyinka."},"content":{"rendered":"<p>Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codeeyey in muddo aan ka badnayn laba sano ay xilka sii haynayaan hay\u2019adaha dawladda si doorasho toos ah dalka looga qabto.<\/p>\n<p>Qaraarkan ay baarlamaanku ansixiyeen, qodobkiisa 5-aad ayaa guddiga doorashada ee madaxbannaan u celinaya mas\u2019uuliyadda ah inay dalka ka qabtaan doorasho qof iyo cod ah, qarsoodi ah oo madaxbannaan, muddo aan ka badnayn laba sano oo ka bilaabata marka uu madaxweynhu saxiixo sharcigan.<\/p>\n<p>Sidoo kale qodobka 8-aad ee sharcigan ayaa dhigaya in \u201chay\u2019adaha dastuuriga ah ee heer federal oo awooddoodu u dhameystiran tahay ay waajibaadkooda u gudanayaan si waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka muddada ku xusan qodobka 5-aad ee sharcigan.&#8221;<\/p>\n<p>Qaraarkan waxaa u codeeyey oo oggolaatay 149 xildhibaan, waxaana loo baahnaa 139 cod.<\/p>\n<p>Qaraarkan waxaa kasoo horjeestay musharrixiinta madaxweynenimo ee mucaaradka oo sheegay inay tallaabo muddo korodhsi ay tahay sharci darro, waxayna ka digeen halis.<\/p>\n<p>Halkaan ka aqri Sharciga ay Baarlamaanku meelmariyeen.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.6435-9\/172207889_3921421941280516_2408812972317805376_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-3&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=qISn9zTAZ1MAX9lGjuS&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&amp;oh=8ca3aa9079874841515bcedcc6c0e3b5&amp;oe=6098E92C\" alt=\"No photo description available.\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.6435-9\/172066004_3921422041280506_6272570211899685615_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-3&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=OOLQ5yNc9n0AX_XJHAi&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&amp;oh=cd979fd8841972bc47d6518978572f23&amp;oe=6098F9DA\" alt=\"No photo description available.\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.6435-9\/172663705_3921422141280496_8485590508007490672_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-3&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=kFOXyWenJuAAX9vff1F&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&amp;oh=e51bb5a3b50a2702d7db31c5c2f97aca&amp;oe=60993D31\" alt=\"No photo description available.\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-1.fna.fbcdn.net\/v\/t1.6435-9\/172217890_3921422247947152_3986198190984696802_n.jpg?_nc_cat=110&amp;ccb=1-3&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=SvdZtcXxHcoAX9vGgJq&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&amp;oh=5d5c4c42532c2bef27051ad7750f575c&amp;oe=609B5552\" alt=\"No photo description available.\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codeeyey in muddo aan ka badnayn laba sano ay xilka sii haynayaan hay\u2019adaha dawladda si doorasho toos ah dalka looga qabto. Qaraarkan ay baarlamaanku ansixiyeen, qodobkiisa 5-aad ayaa guddiga doorashada ee madaxbannaan u celinaya mas\u2019uuliyadda ah inay dalka ka qabtaan doorasho qof iyo cod ah, qarsoodi ah oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":54456,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54463"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=54463"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/54463\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=54463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=54463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=54463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}