{"id":5321,"date":"2018-08-29T08:47:20","date_gmt":"2018-08-29T07:47:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5321"},"modified":"2018-08-29T08:47:20","modified_gmt":"2018-08-29T07:47:20","slug":"itoobiya-oo-dhistay-guddi-hub-ka-dhigis-ku-sameeya-mucaaridka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/itoobiya-oo-dhistay-guddi-hub-ka-dhigis-ku-sameeya-mucaaridka\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo dhistay Guddi Hub ka dhigis ku sameeya mucaaridka"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka ah ee dalka Itoobiya ayaa sameysay Guddi iyo Xafiis qaabilsan hub ka dhigista Kooxaha Jabhadaha ahaa ee dhawaan dowladda heshiiska la galay.<\/p>\n<p>Madaxa shaqaalaha Xafiiska Ra\u2019isalwasaarah Dalka Itoobiya, Fitsum Arega ayaa sheegay in Mashruuca hub ka dhigista Kooxaha Mucaaridka ah madax looga dhigay Tesfaye Yegezu.<\/p>\n<p>Mashuurcan Ururrada uu hubka dhigista ku sameynayo waxaa ka mid ah OLF, ONLF iyo GP7,kuwaas oo dhamaantood heshiis xabad joojin ah iyo wadahadalba la furay Dowladda Federaalka ah.<\/p>\n<p>Markii la magacaabay Abiye Axmed waxaa uu kooxaha mucaaridka ah ugu baaqay wadahdal,waxaana qaarkood uu hoggaankooda kula kulmay Magaalada Asmara ee Caasimadda Dalka Eritrea.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka ah ee dalka Itoobiya ayaa sameysay Guddi iyo Xafiis qaabilsan hub ka dhigista Kooxaha Jabhadaha ahaa ee dhawaan dowladda heshiiska la galay. Madaxa shaqaalaha Xafiiska Ra\u2019isalwasaarah Dalka Itoobiya, Fitsum Arega ayaa sheegay in Mashruuca hub ka dhigista Kooxaha Mucaaridka ah madax looga dhigay Tesfaye Yegezu. Mashuurcan Ururrada uu hubka dhigista ku sameynayo waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5322,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5321"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5321"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5321\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}