{"id":5302,"date":"2018-08-29T05:36:44","date_gmt":"2018-08-29T04:36:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5302"},"modified":"2018-08-29T05:36:44","modified_gmt":"2018-08-29T04:36:44","slug":"maamulka-sh-hoose-oo-dal-baday-boolis-dheeraad-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maamulka-sh-hoose-oo-dal-baday-boolis-dheeraad-ah\/","title":{"rendered":"Maamulka Sh.hoose oo dal baday boolis dheeraad ah"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose ayaa dowladda Federaalka ah ka codsaday in Ciidamo Boolis oo dheeraad ah la geeyo Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose C\/Fitaax Xaaji Cabdulle,ayaa isaga oo wareysi siiyay Idaacadda Mustaqbal waxaa uu ku sheegay in amaanka Magaalada Marka uu soo hagaagagyo islamarkaana ay muhiim tahay in Ciidamo Boolis ah lagu kordhiyo.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in shacabkii ka barakacay Magaalada Marka ay hadda billaabeen in ay dib ugu laabtaan maaddaama Dowladda Federaalka ah la wareegtay sidoo kalena Ciidamo Boolis ah la geeyay.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliska ah ee la geeyay Magaalada Marka ayuu sheegay in ay yaryihiin marka loo eego baahida ay Magaalada u qabto Ciidamo Boolis ah oo amniga Magaalada suga.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose ayaa Magaalada Wanllweyn shalay ku yeeshay kulan looga hadlayay waddooyinka ay AL-shabaab go&#8217;doomiyeen ee Gobolka iyo Isbaarooyinka yaalla inta u dhaxeysa Baydhaba iyo Wanllaweyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose ayaa dowladda Federaalka ah ka codsaday in Ciidamo Boolis oo dheeraad ah la geeyo Gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose C\/Fitaax Xaaji Cabdulle,ayaa isaga oo wareysi siiyay Idaacadda Mustaqbal waxaa uu ku sheegay in amaanka Magaalada Marka uu soo hagaagagyo islamarkaana ay muhiim tahay in Ciidamo Boolis&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4520,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5302"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5302"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5302\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4520"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}