{"id":5286,"date":"2018-08-28T18:24:58","date_gmt":"2018-08-28T17:24:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5286"},"modified":"2018-08-28T23:02:01","modified_gmt":"2018-08-28T22:02:01","slug":"ciidamada-hir-shabeelle-iyo-maleeshiyo-hubeysan-beeleed-oo-maanta-ku-dagaalamay-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-hir-shabeelle-iyo-maleeshiyo-hubeysan-beeleed-oo-maanta-ku-dagaalamay-baladweyne\/","title":{"rendered":"Ciidamada Hir-Shabeelle iyo Maleeshiyo Beeleed oo Maanta ku dagaalamay Baladweyne."},"content":{"rendered":"<p>Dagaalkaan ayaa ka dhacay Saldhigga Magaalada Baladweyne oo tan iyo shalay isku hor fadhiyeen Ciidamada Hir-Shabeelle iyo Maleeshiyo Beeleed uu kasoo jeeday Wade Bajaaj oo shalay la dilay.<\/p>\n<p>Askari katirsan Ciidamada Hir-Shabeelle ayaa geystay Dilka Darawalka, dilka kadib ayuu baxsaday inkastoo markii dambe gacanta lagu soo dhigay.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa ku xiray Saldhigga Booliiska, Maleeshiyada ku heebta ah Wadihii la dilay ayaa dalbaday in loo gacan geliyo Askariga dilka geystay, balse Saraakiisha Ciidamada ayaa kahor yimid dalabka Maleeshiyaadka.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay Saddex qof ayaa geeriyooday, afar kalena wey dhaawacmeen kadib iska hor imaad Gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay Bartamaha Magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Hiiraan, kan Magaalada Baladweyne iyo Odoyaasha Dhaqanka ayaa ku baxay Dagaalka si ay u joojiyaan si aan ugu sii faafin Xaafadaha Magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalkaan ayaa ka dhacay Saldhigga Magaalada Baladweyne oo tan iyo shalay isku hor fadhiyeen Ciidamada Hir-Shabeelle iyo Maleeshiyo Beeleed uu kasoo jeeday Wade Bajaaj oo shalay la dilay. Askari katirsan Ciidamada Hir-Shabeelle ayaa geystay Dilka Darawalka, dilka kadib ayuu baxsaday inkastoo markii dambe gacanta lagu soo dhigay. Ciidamada ayaa ku xiray Saldhigga Booliiska, Maleeshiyada ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1974,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5286"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5286"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5286\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}