{"id":5267,"date":"2018-08-28T16:42:08","date_gmt":"2018-08-28T15:42:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5267"},"modified":"2018-08-28T16:46:33","modified_gmt":"2018-08-28T15:46:33","slug":"sawirro-shir-looga-hadlayay-lacagta-cusub-ee-soomaaliya-ay-sameysaneyso-oo-muqdisho-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sawirro-shir-looga-hadlayay-lacagta-cusub-ee-soomaaliya-ay-sameysaneyso-oo-muqdisho-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Sawirro:- Shir looga hadlayay lacagta cusub ee Soomaaliya ay sameysaneyso oo Muqdisho ka dhacay."},"content":{"rendered":"<p>Shirkaan maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa looga hadlayay lacagaha Cusub ee ay sameyneyso Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay badal ugu noqotay lacagihii dalka oo ka haray kunka shillin.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya iyo Xubnihii ka socday Beesha Caalamka ee kulanka ka qayb galay ayaa ka dooday Qarashka ku baxaya lacagta cusub ee la sameynayo.<\/p>\n<p>Kheyre ayaa sheegay in lacag ku dhaw $42 Milyan ay ku baxeyso sameynta Lacagtaas, Beesha Caalamka ay ka doonayaan in ay ka gacan siiyaan fududeen qarashka intaa la eg.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo warbaahinta la hadlay Shirka kadib ayaa sheegay in Shuruudo badan la hordhigay, muddo dhan sideed bilood ayuu tilmaamay in ay ku howlanaayeen Buuxinta Shuruudaha, ugu dambeyn waxa uu tilmaamay in ay ku guuleysteen.<\/p>\n<p>Bayle ayaa sheegay in kaliya ay sugayaan lacagaha loogu deeqayo si ay ugu dhaqaaqaan Sameynta ama Daabacaadda Lacagta Cusub.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa nalaku xiray shuruudo badan si lacagta cusub ee Soomaaliya loo soo daabaco, waana soo buuxinnay. Waxaa haray uun in dalkeenna lacagtiisii soo noqoto, waxa ayna u baahantahay lacag lagu daabaco laguna maamulo oo dhan $41 Milyan. Lacagtaas dawladdu ma bixin karto oo dawlado iyo hay\u2019ado ayaa ballan qaaday in ay ku taageerayaan maadaama shuruudihii aan soo buuxinnay,\u201d ayuu yiri wasiirka maaliyadda xukuummadda federaalka Soomaaliyan, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle.<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo daabici doonto lacag cusub oo isku dhegan, kana sareyn doonto \u00a0kunka shillin oo ugu badnaa Qiimaha Lacagta Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-5268\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/1-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"582\" height=\"388\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/1-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/1-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/1-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/1-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-696x464.jpeg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/1-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/1-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-630x420.jpeg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/1-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1.jpeg 1180w\" sizes=\"(max-width: 582px) 100vw, 582px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-5269\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/2-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"582\" height=\"388\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/2-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/2-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/2-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/2-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-696x464.jpeg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/2-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/2-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1-630x420.jpeg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/2-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1.jpeg 1180w\" sizes=\"(max-width: 582px) 100vw, 582px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-5270\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/3-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"579\" height=\"386\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/3-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-300x200.jpeg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/3-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-768x512.jpeg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/3-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/3-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-696x464.jpeg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/3-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/3-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-630x420.jpeg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/3-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka.jpeg 1180w\" sizes=\"(max-width: 579px) 100vw, 579px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-5271\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/4-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-300x226.jpg\" alt=\"\" width=\"573\" height=\"432\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/4-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-300x226.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/4-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1024x770.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/4-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-80x60.jpg 80w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/4-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-696x523.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/4-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1068x803.jpg 1068w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/4-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-559x420.jpg 559w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/4-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka.jpg 1180w\" sizes=\"(max-width: 573px) 100vw, 573px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-5272\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/5-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"572\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/5-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-300x200.jpeg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/5-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-768x512.jpeg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/5-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/5-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-696x464.jpeg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/5-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/5-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-630x420.jpeg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/5-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka.jpeg 1180w\" sizes=\"(max-width: 572px) 100vw, 572px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-5273\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/6-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"573\" height=\"382\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/6-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-300x200.jpeg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/6-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-768x512.jpeg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/6-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/6-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-696x464.jpeg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/6-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/6-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka-630x420.jpeg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/6-Kheyre-iyo-Beesha-Caalamka.jpeg 1180w\" sizes=\"(max-width: 573px) 100vw, 573px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkaan maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa looga hadlayay lacagaha Cusub ee ay sameyneyso Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay badal ugu noqotay lacagihii dalka oo ka haray kunka shillin. Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya iyo Xubnihii ka socday Beesha Caalamka ee kulanka ka qayb galay ayaa ka dooday Qarashka ku baxaya lacagta cusub ee la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5268,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5267"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5267"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5267\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5268"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5267"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5267"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5267"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}