{"id":5259,"date":"2018-08-28T13:17:37","date_gmt":"2018-08-28T12:17:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5259"},"modified":"2018-08-28T13:18:58","modified_gmt":"2018-08-28T12:18:58","slug":"itoobiya-oo-xabsiga-dhigtay-wasiirradii-laga-celiyay-somaliland-iyo-xubno-kalemagacyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/itoobiya-oo-xabsiga-dhigtay-wasiirradii-laga-celiyay-somaliland-iyo-xubno-kalemagacyada\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo xabsiga dhigtay wasiirradii laga celiyay Somaliland iyo xubno kale,Magacyada"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Magaalada Adis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la xir xiray xubno ka tirsanaa Maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar ee Dowlad degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Xubnaha maanta la xiray waxaa ka mid ah labo Wasiir oo dhawaan ay Somaliland xirtay islamarkaana dib ugu celisay Itoobiya,waxaana ay Somaliland ku eedeysay in ay sharci darro ku galeen degaannadeeda.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la xiray Xildhibaanno ka tirsanaa Maamulkii Dowlad degaanka Soomaalida kuwaas oo maalin ka hor Baarlamaanka dowlad degaanka uu ka qaaday xasaanaddii.<\/p>\n<p>Xubnaha maanta la xiray ayaa kala ah; Cabdi Jamaal Axmed,Wasiirkii Caddaaladda, Ibraahim Aadan Sacab,Wasiirkii waxbarashada,labada waxaa Itoobiya ku gacan gelisay Somaliland,sidoo kale waxaa la xiray Cumar Maxamed Rooti iyo Deeq Buraale Laba Go\u2019le oo labaduba ka mid ahaa Baarlamaanka Dowlad degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Booliska Itoobiya ayaa shalay xabsiga dhigay Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar,waxaana xariggiisa soo dhaweeyay Ururka ONLF iyo Hay&#8217;adda u doodda Xuquuqda aadanaha ee HRW.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Magaalada Adis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la xir xiray xubno ka tirsanaa Maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar ee Dowlad degaanka Soomaalida. Xubnaha maanta la xiray waxaa ka mid ah labo Wasiir oo dhawaan ay Somaliland xirtay islamarkaana dib ugu celisay Itoobiya,waxaana ay Somaliland ku eedeysay in ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5260,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5259"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5259"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5259\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}