{"id":51165,"date":"2021-02-01T05:58:04","date_gmt":"2021-02-01T05:58:04","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=51165"},"modified":"2021-02-01T06:02:17","modified_gmt":"2021-02-01T06:02:17","slug":"suuragal-ma-tahay-in-maanta-uu-furmo-shirka-dhuusamareeb-4","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/suuragal-ma-tahay-in-maanta-uu-furmo-shirka-dhuusamareeb-4\/","title":{"rendered":"Suuragal ma tahay in Maanta uu furmo Shirka Dhuusamareeb (4)?"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa habeen kahor ku dhawaaqay in Magaalada Dhuusamareeb uu ka furmayo shirweyne qaran <strong>1-da Febaraayo 2021<\/strong> si loo soo gaba-gabeeyo <strong>3-da Feb 2021<\/strong> waxaana miiska saaran ka doodista qaabka looga gudbi karo khilaafka hortaagan Doorashooyinka ay ku heshiiyeen dhinacyadaan <strong>17-September 2020<\/strong>.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan DG Galmudug ayaa Mustaqbal u sheegay in maanta ay saacadaha hore ee maanta ilaa duhurkii in ay sugayaan wufuudda horudhac u ah madaxda heer Federaal &amp; heer Dowlad Goboleed si gelinka dambe maanta ay Madaxda ay u caga-dhigtaan <strong>Dhuusamareeb<\/strong>.<\/p>\n<p>Ilo kala duwan ayaa <strong>Mustaqbal<\/strong> u xaqiijiyay in shirka furmashadiisa ilaa <strong>berri<\/strong> gaari karo, balse marka ay madaxda isugu tagto Dhuusamareeb ay yeelanayaan <strong>kulamo gaar gaar ah &amp; kuwa guud<\/strong> oo lagu gundhigayo ujeedka <strong>wada-xaajoodka<\/strong> habka looga gudbayo Doorashooyinka.<\/p>\n<p>Furmashada shirka ayaa ku xiran sida Madaxda ay u tagto <strong>Dhuusamareeb<\/strong> &amp; in aysan caqabado horleh &amp; is jiid-jiid aan dhammaad lahayn ka dhalan gogosha, maadaama laga doonayo qodobada loo arko in looga gudbi karo khilaafka waqti dheeraaday.<\/p>\n<p><strong><em>Haddaba, Suuragal ma tahay in maanta Madaxda heer Federaal &amp; heer Dowlad Goboleed ay gaaraan Dhuusamareeb si uu u furmo Shir weynaha uu ku dhawaaqay MW Farmaajo?<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa habeen kahor ku dhawaaqay in Magaalada Dhuusamareeb uu ka furmayo shirweyne qaran 1-da Febaraayo 2021 si loo soo gaba-gabeeyo 3-da Feb 2021 waxaana miiska saaran ka doodista qaabka looga gudbi karo khilaafka hortaagan Doorashooyinka ay ku heshiiyeen dhinacyadaan 17-September 2020. Mas\u2019uuliyiin katirsan DG Galmudug ayaa Mustaqbal u sheegay in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":42812,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,83,80,59,78,79,77,76,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51165"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51165"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51165\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42812"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}