{"id":51134,"date":"2021-01-31T15:58:57","date_gmt":"2021-01-31T15:58:57","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=51134"},"modified":"2021-01-31T16:06:07","modified_gmt":"2021-01-31T16:06:07","slug":"maxaa-ka-soo-kordhay-weerarkii-al-shabaab-ku-qaaday-hotelka-afrik-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxaa-ka-soo-kordhay-weerarkii-al-shabaab-ku-qaaday-hotelka-afrik-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Maxaa ka soo kordhay weerarkii Al Shabaab ku qaaday hotelka Afrik ee Muqdisho?"},"content":{"rendered":"<p>Dabley ka tirsan Al-Shabaab ayaa Axada maanta ah weerartay huteel Afrik oo ku yaalla wadada gasha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kuna dhow isgoyska KM4 ee magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa ku bilowday qarax loo maleynayo qarax gaari waxaana xigtay is-rasaaseyn la aaminsan yahay in ay u dhaxeysay dableyda Al-Shabaab iyo ciidamadda qaabilsan ammaanka huteelka.<\/p>\n<p>Gen. Yuusuf Siyaad Indha Cadde iyo Generaal Aadan Abshir Nuure Laba-Afle oo ku sugnaa goobta uu Qaraxa ka dhacay ayaa hadda laga soo bad-baadiyay guddaha hotelka sida saraakiisha Amaanka u sheegeen Mustaqbal Media.<\/p>\n<p>Ganacsade lagu magacaabo Xuseen Cali Goleey ahna Milkiilaha Hotelka Qarax lala beegsaday, Odoyaal iyo Dhallinyaro ayaa ciidanka amaanka ku guulaysteen in ay ka soo saaraan hotelka qaraxu ka dhacay.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa wali socda waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa amaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>War ka soo baxay Al Shabaab ayay ku sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerarka lagu qaaday Hotelka Afrik.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabley ka tirsan Al-Shabaab ayaa Axada maanta ah weerartay huteel Afrik oo ku yaalla wadada gasha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kuna dhow isgoyska KM4 ee magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho. Weerarka ayaa ku bilowday qarax loo maleynayo qarax gaari waxaana xigtay is-rasaaseyn la aaminsan yahay in ay u dhaxeysay dableyda Al-Shabaab iyo ciidamadda qaabilsan ammaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":51132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51134"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51134"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51134\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}