{"id":5112,"date":"2018-08-27T10:34:39","date_gmt":"2018-08-27T09:34:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=5112"},"modified":"2018-08-27T10:34:39","modified_gmt":"2018-08-27T09:34:39","slug":"lionel-messi-oo-rikoor-cajiib-ah-u-dhigay-horyaalada-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/lionel-messi-oo-rikoor-cajiib-ah-u-dhigay-horyaalada-yurub\/","title":{"rendered":"Lionel Messi oo rikoor cajiib ah u dhigay horyaalada yurub."},"content":{"rendered":"<p>Horyaalada Yurub kuwoodii ugu hor bilowday ayaa kaliya socda 3 todobaad laakiin Lionel Messi ayaa durba dhigay rikoodh cajiib ah oo tartamada yurub ee ugu waaweyn ah kadib markii uu ciyaaray kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaartay Real Valladolid kulankii 2-aad ee\u00a0horyaalka La Liga.<\/p>\n<p>Lionel Messi ayaa hogaaminaya xiddigaha ugu Gambiska badan horyaalada yurub xilli ciyaareedka cusub sida loo qiimeeyay kulan kasta kadib kulankii 2-aad ee uu ciyaaray.<\/p>\n<p>Messi ayaa ciyaaray 2 kulan oo kaliya horyaalka kuwaas oo kala ah Alaves iyo Valladolid waxana uu ku guulaystay ama sameeyay 10 gambis oo sax ah labadii kulan ee uu ciyaaray taas oo u dhiganta\u00a0 5 gambis kulan kasta.<\/p>\n<p>Waxa jira laba xiddig oo ka Gambis badan Lionel Messi laakiin waxa ay ciyaareen kulamo ka badan Lionel Messi oo 3 kulan ah midka 1-aad ayaa\u00a0 ah xiddiga Allan Saint-Maximin oo u ciyaara kooxda Nice kaas oo sameeyay 13 gambis oo sax ah,<\/p>\n<p>Xiddiga 2-aad ayaa ah da,yarka kooxda Lyon ee Ferland Mendy kaas oo sameeyay 12 Gambis oo sax ah kaas oo la mid ah xiddiga kooxda Guingamp ee Marcus Thuram.<\/p>\n<p>Xiddiga kooxda PSG ee Kylain Mbappe ayaa ku jira kaalinta 4-aad isaga oo sameeyay 8 gambis oo sax ah labadii kulan ee uu ciyaaray isaga oo ka horeeya xiddiga ay isku kooxda yihiin ee Neymar oo isaga hal kulan oo dheeraad ah ciyaaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Horyaalada Yurub kuwoodii ugu hor bilowday ayaa kaliya socda 3 todobaad laakiin Lionel Messi ayaa durba dhigay rikoodh cajiib ah oo tartamada yurub ee ugu waaweyn ah kadib markii uu ciyaaray kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaartay Real Valladolid kulankii 2-aad ee\u00a0horyaalka La Liga. Lionel Messi ayaa hogaaminaya xiddigaha ugu Gambiska badan horyaalada yurub xilli&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5113,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5112"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5112"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5112\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}