{"id":51105,"date":"2021-01-31T06:34:16","date_gmt":"2021-01-31T06:34:16","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=51105"},"modified":"2021-01-31T06:34:16","modified_gmt":"2021-01-31T06:34:16","slug":"diyaaradaha-mareykanka-oo-joogteyay-duqeynta-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/diyaaradaha-mareykanka-oo-joogteyay-duqeynta-gobolka-bakool\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha Mareykanka oo joogteyay duqeynta Gobolka Bakool."},"content":{"rendered":"<p>Diyaaradaha Duulliye la\u2019aanta Mareykanka (Drones) ayaa markale duqeyn ka fuliyay deegaanno hoostaga Degmada Xuddur xarunta Gobolka Bakool oo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiin katirsan DG Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Wasaaradda Amniga DG Koofur Galbeed ayaa sheegtay in 48-dii saac ee lasoo dhaafay dhowr jeer la duqeeyay Deegaanno hoostaga Degmada Xuddur &amp; kuwa ka fog waxaana lagu dilay xubno katirsan Al-Shabaab sida ay ku warrantay Wasaaradda.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cDiyaaradaha ayaa duqeeyay Deegaannada Abag-beeday, Gobid-Galoole, Garasweyne &amp; Moorogaabey oo Dhamaan tooda katirsan Gobolka Bakool ayaa la duqeeyay waxaana lagu dilay xubno katirsan Argagixisada dhibaatada ku heysa shacabka\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa lagu yiri War kooban oo ay soosaartay Wasaaradda Amniga DG Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Mareykanka ilaa haatan kama uusan hadlin duqeymaha joogtada ka noqday Gobolka Bakool, sidoo kale waxaana jirin war kasoo baxay Dowladda Federaalka oo inta badan wadajir usoo saaraya Warbixinta Weerarada duqeynta u badan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo 16-cishe kahor tagay Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa ku dhawaaqay howlgal go\u2019doonka looga qaadayo degmooyinka Gobolkaas kadib markii Al-Shabaab diiday in Gaadiidka badeecadaha wada ay galaan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaradaha Duulliye la\u2019aanta Mareykanka (Drones) ayaa markale duqeyn ka fuliyay deegaanno hoostaga Degmada Xuddur xarunta Gobolka Bakool oo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiin katirsan DG Koofur Galbeed. Wasaaradda Amniga DG Koofur Galbeed ayaa sheegtay in 48-dii saac ee lasoo dhaafay dhowr jeer la duqeeyay Deegaanno hoostaga Degmada Xuddur &amp; kuwa ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":22029,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51105"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51105"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51105\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}