{"id":4995,"date":"2018-08-26T09:23:41","date_gmt":"2018-08-26T08:23:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4995"},"modified":"2018-08-26T09:23:41","modified_gmt":"2018-08-26T08:23:41","slug":"kulamada-xiisaha-badan-ee-galabta-laga-ciyaari-doono-koobka-degmooyinka-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kulamada-xiisaha-badan-ee-galabta-laga-ciyaari-doono-koobka-degmooyinka-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Kulamada xiisaha badan ee galabta laga ciyaari doono koobka degmooyinka gobolka banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconayaa, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo aad u adag.<\/p>\n<p>Labada kullan ayaa ka kala tirsan guruubyada B iyo C\u00a0\u00a0 oo ay ku wada jiraan min afar degmo.<\/p>\n<p>ciyaarahaan\u00a0 ayaa ka kala dhici doona garoomada Koonis iyo Jaamacadaha ee ku yaala caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Garoonka Jaamacadaha waxaa isku fara saari doona Shibis iyo\u00a0 Xamar Jab Jab ,halka Banaadir ay isku arki doonaan degmooyinka Kaaraan iyo H owl Wadaag.<\/p>\n<p>Shibis iyo\u00a0 Xamar Jab Jab\u00a0 ayaa ku jira guruubka B, iyadoo dhanka kale Kaaraan iyo H owl Wadaag ay ciyaarayaan kullankii ugu horreeyay guruubka C.<\/p>\n<p>Koobkan waxaa difaacaneysa Waabari\u00a0 oo sanadkii ugu dambeeyay ka qaaday dhigeeda Hodan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconayaa, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo aad u adag. Labada kullan ayaa ka kala tirsan guruubyada B iyo C\u00a0\u00a0 oo ay ku wada jiraan min afar degmo. ciyaarahaan\u00a0 ayaa ka kala dhici doona garoomada Koonis iyo Jaamacadaha ee ku yaala caasimadda Muqdisho. Garoonka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4996,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[84],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4995"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4995"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4995\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}