{"id":4926,"date":"2018-08-25T11:57:05","date_gmt":"2018-08-25T10:57:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4926"},"modified":"2018-08-25T11:57:06","modified_gmt":"2018-08-25T10:57:06","slug":"ciidamada-dowladda-iyo-al-shabab-oo-ku-dagaallamay-deynuunaay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-al-shabab-oo-ku-dagaallamay-deynuunaay\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowladda iyo Al-shabab oo ku dagaallamay Deynuunaay"},"content":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiyay 11 qof oo dhinacyada dagaallamay ah ayaa ku dhintay halka tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen kaddib dagaal dhexmaray Ciidamada AL-shabaab iyo kuwa Maamulka Koofur Galbeed oo saldhig ku leh degaanka Deynuunay oo dhowr KM u jirta Magaalada Baydhaba.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in weerar Gaadmo ah ay kala kulmeen Al-shabaab halkaasna uga dhinteen 6 Askari halka 7 kale ay uga dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Dhinaca Al-shabaab ayuu sheegay in shan ka mid ah ay halkaas uga dileen islamarkaana degaankii lagu dagaallamay ay hadda gacanta ku hayaan Ciidanka Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa dhowr jeer Saldhigga Deynuunaay dagaal uga qabsaday Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed ee halkaa deggan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiyay 11 qof oo dhinacyada dagaallamay ah ayaa ku dhintay halka tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen kaddib dagaal dhexmaray Ciidamada AL-shabaab iyo kuwa Maamulka Koofur Galbeed oo saldhig ku leh degaanka Deynuunay oo dhowr KM u jirta Magaalada Baydhaba. Sarkaal ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in weerar Gaadmo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4927,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4926"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4926"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4926\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}