{"id":4886,"date":"2018-08-25T07:57:16","date_gmt":"2018-08-25T06:57:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4886"},"modified":"2018-08-25T07:57:16","modified_gmt":"2018-08-25T06:57:16","slug":"hordhaca-wolverhampton-vs-man-city","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hordhaca-wolverhampton-vs-man-city\/","title":{"rendered":"HORDHACA: Wolverhampton vs Man City."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Man City ayaa hamineysa in ay gaaraan guushoodii sedexaad oo xariir ee horyaalka ee ay ku ilaalsanayaan horyaalnimadooda waxa ayna ka hor tagayaan kooxda Wolverhampton Wanderers oo ay marti u yihiin.<\/p>\n<p>Man City waxa ay kulankaan weynayaan goolhayahooda Claudio Bravo kaasi oo dhaawacan , waxaa kaloo kulankaan aan la filaneyn in uu soo laabto Danilo kaasi oo jilibka ka sheeganaya xilli Kevin De Bruyne uu garoomada ka maqnaanayo dhowr bil.<\/p>\n<p><strong>Xaqiiqooyinka Kulanka.<\/strong><\/p>\n<p>Guushii ugu horeeysay ee Wolves ee horyaalka ee ay ka gaaraan Man City waxa ay aheyd October sanadkii 2003-dii.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay Wolves Man City ku garaaceen 2\/1 iyadoo hantiilayaasha marti yihiin sanadkii 2010-kii balse waxa ay labadaas guul ahaayeen kaliya labadii jeer ee ay ka badiyeen City ka dib 8 kullan oo horyaalka ah , waxa ay bar bar dhac la galeen hal jeer halka shan jeerna ay qaabileen guul darro .<\/p>\n<p>Guushii ugu dambeeysay ee ay Wolves ee horyaalka waxa ay aheyd 4-tii February sanadkii 2012-kii xilligaas oo ay garaaceen QPR , waxa ayna sidaas ku guul la`aayeen 17 kullan .<\/p>\n<p>Kooxda City waa ay badiyeen 7-dii kullan ee ugu dambeeyay horeyaalka ee ay banaanka garoonkooda ku soo ciyaareen waxa ayna ku soo dhaliyeen 18 gool halka ay dhankooda soo qaabileen kaliya sedex gool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Man City ayaa hamineysa in ay gaaraan guushoodii sedexaad oo xariir ee horyaalka ee ay ku ilaalsanayaan horyaalnimadooda waxa ayna ka hor tagayaan kooxda Wolverhampton Wanderers oo ay marti u yihiin. Man City waxa ay kulankaan weynayaan goolhayahooda Claudio Bravo kaasi oo dhaawacan , waxaa kaloo kulankaan aan la filaneyn in uu soo laabto&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4887,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4886"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4886"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4886\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}