{"id":4863,"date":"2018-08-25T05:31:03","date_gmt":"2018-08-25T04:31:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4863"},"modified":"2018-08-25T05:31:03","modified_gmt":"2018-08-25T04:31:03","slug":"kenya-oo-dib-u-celin-ku-sameysay-itoobiyaan-ku-xirnaa-wajeer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kenya-oo-dib-u-celin-ku-sameysay-itoobiyaan-ku-xirnaa-wajeer\/","title":{"rendered":"Kenya oo dib u celin ku sameysay Itoobiyaan ku xirnaa Wajeer"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa dib u celin ku sameysay 35 Qof oo Itoobiyaan ah kuwaas oo muddo Dhowr bilood ah ku xirnaa Magaalada Wajeer<\/p>\n<p>35 Qof ayaa ka mid ahaa Dadka Itoobiyaanka ah ee ka qaxay colaadda Soomaalida iyo oromada,waxana iyaga oo sharci la&#8217;aan ah galeen Kenya halkaas oo ay Booliska Kenya ku qabteen.<\/p>\n<p>Dadka ayaa afar bil ka hor lagu xukumay lacag ganaax ah ama xabsi,waxaa ay intooda badan bixin waayeen lacagtii taas oo sababtay in ay muddada xabsiga dhameystaan.<\/p>\n<p>Taliyaha Xabsiyada Wajeer Cali Maaddeey Xasan ayaa sheegay in dadkan ay qaateen,muddadii Xabsiga sidoo kalena bixiyeen lacagihii lagu ganaaxay si deg deg ahna ugu laabteen Dalkooda.<\/p>\n<p>Maaddeey ayaa sheegay in la tashi ay la sameeyeen dadka ugu sarreeya Maamulka Wajeer ay u fududeeyeen dib u noqoshada dadka Itoobiyaanka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa dib u celin ku sameysay 35 Qof oo Itoobiyaan ah kuwaas oo muddo Dhowr bilood ah ku xirnaa Magaalada Wajeer 35 Qof ayaa ka mid ahaa Dadka Itoobiyaanka ah ee ka qaxay colaadda Soomaalida iyo oromada,waxana iyaga oo sharci la&#8217;aan ah galeen Kenya halkaas oo ay Booliska Kenya ku qabteen. Dadka ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4861,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4863"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4863"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4863\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}