{"id":4827,"date":"2018-08-23T20:01:04","date_gmt":"2018-08-23T19:01:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4827"},"modified":"2018-08-23T20:01:04","modified_gmt":"2018-08-23T19:01:04","slug":"wareysi-magaca-iyo-astaantii-calanka-ddsi-oo-la-bedalayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wareysi-magaca-iyo-astaantii-calanka-ddsi-oo-la-bedalayo\/","title":{"rendered":"WAREYSI: \u00a0Magaca iyo astaantii calanka DDSI oo la bedalayo."},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha cusub ee sida ku meel gaar ah xilka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya loogu magacaabay Mustafa Maxamed Cumar ayaa si rasmi ah uu shaaciyay maanta oo Khamiis ah in la bedalay magaca iyo astaantii calanka DDSI.<\/p>\n<p>Mustafa, oo xilka loo magacaabay shalay ayaa daboolka ka qaaday in magaca cusub uu yahay &#8220;Somali State&#8221; kaasoo marka la Soomaaliyeeyo uu yahay Maamulka Soomaalida, isagoo tibaaxay in calanka dib loogu soo celin doono midka Shanta xidig ay ku jirtay.<\/p>\n<p>Magacan cusub ayaa meesha ka saaray Ergaygii Itoobiya oo mudo ku larnaa ismaamulka Soomaalida oo la oran jiray &#8220;dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya&#8221;.<\/p>\n<p>Sidoo kale, tani waxay ka dhigan tahay in calanka qaybta ay kaga jirta Hasha Geella ah oo u\u00adkeysiinaysa calanka midka dalka Itoobiya uu meesha ka baxayo, uuna dib ugu soo laabanayo midka Shanta Soomaaliyeed, oo ay gees kaga yaaliin midabada kala ah\u037e Cagaar, Cadaan iyo Gaduud.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ururka Hiil Shacab Xiis, ayaa Mustaqbal uga waramay, Waxa laga filan karo Madaxweynaha cusub iyo Go&#8217;aamada maanta ka soo baxay.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-4827-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/WAREYSIGA-ISBADALKA-MUSTAFE-CAGJAR.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/WAREYSIGA-ISBADALKA-MUSTAFE-CAGJAR.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/WAREYSIGA-ISBADALKA-MUSTAFE-CAGJAR.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha cusub ee sida ku meel gaar ah xilka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya loogu magacaabay Mustafa Maxamed Cumar ayaa si rasmi ah uu shaaciyay maanta oo Khamiis ah in la bedalay magaca iyo astaantii calanka DDSI. Mustafa, oo xilka loo magacaabay shalay ayaa daboolka ka qaaday in magaca cusub uu yahay &#8220;Somali State&#8221; kaasoo marka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4829,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4827"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4827"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4827\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}