{"id":4821,"date":"2018-08-23T17:08:55","date_gmt":"2018-08-23T16:08:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4821"},"modified":"2018-08-23T17:08:55","modified_gmt":"2018-08-23T16:08:55","slug":"khayre-oo-kormeeray-kastamka-canshuuraha-dekeda-muqdisho-oo-isbadal-lagu-sameeyay-maamulkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/khayre-oo-kormeeray-kastamka-canshuuraha-dekeda-muqdisho-oo-isbadal-lagu-sameeyay-maamulkeeda\/","title":{"rendered":"Khayre oo kormeeray Kastamka Canshuuraha Dekeda Muqdisho oo isbadal lagu sameeyay Maamulkeeda."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer ku tegay dekadda Muqdisho ayaa u kuur-galay habsami u socodka howsha dekadda.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha oo kormeerkiisa ku tegay qaybaha ka duwan ee dekadda ayaa maamulka dekadda, taliska booliiska iyo madaxa cusub ee canshuurta dekadda ku boorriyay in ay dar-dar geliyaan shaqada, qayb waynna ka qaataan la dagaallanka musuq-maasuqa, si sare loogu qaado dakhliga dowladda.<\/p>\n<p>Dekadda Muqdisho oo kamid ah ilaha ugu mumiisan ee dhaqaalaha dalka ayaa dhawaan waxaa lagu sameeyay horumarin ballaaran, iyada oo lagu guulaysatay in dekaddu shaqayso habeen iyo maalin.<\/p>\n<p>Xukuummadda Soomaaliya oo hadafyadeeda ugu wayn ay kamid yihiin dagaalka ka dhanka ah musuqa iyo kobcinta dhaqaalaha dalka ayaa dardar gelisay qorshaha lagu baarayo shaqsiyaadka dawladda u shaqeeya ee looga shakisanyahay xatooyada xoolaha dad-waynaha, waxaana dhawaan la xiray 10 sarkaal oo kamid yahay madaxii canshuurta dekadda Muqdisho oo lagu eedeeyay in ay musuqmaasuq gaysteen.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-127629 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-1-2-300x200.jpg\" sizes=\"(max-width: 1167px) 100vw, 1167px\" srcset=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-1-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-1-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-1-2-630x420.jpg 630w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-1-2-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-1-2-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-1-2.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"1167\" height=\"778\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-127630 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-2-2-300x200.jpg\" sizes=\"(max-width: 1169px) 100vw, 1169px\" srcset=\"https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-2-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-2-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-2-2-630x420.jpg 630w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-2-2-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-2-2-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiorisaala.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Khayre-2-2.jpg 1080w\" alt=\"\" width=\"1169\" height=\"779\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer ku tegay dekadda Muqdisho ayaa u kuur-galay habsami u socodka howsha dekadda. Ra\u2019iisul wasaaraha oo kormeerkiisa ku tegay qaybaha ka duwan ee dekadda ayaa maamulka dekadda, taliska booliiska iyo madaxa cusub ee canshuurta dekadda ku boorriyay in ay dar-dar geliyaan shaqada, qayb waynna ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4822,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4821"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4821"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4821\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}