{"id":4811,"date":"2018-08-23T12:05:22","date_gmt":"2018-08-23T11:05:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4811"},"modified":"2018-08-23T12:05:22","modified_gmt":"2018-08-23T11:05:22","slug":"ivan-rakitic-oo-ku-dhaw-inu-ku-biiro-psg","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ivan-rakitic-oo-ku-dhaw-inu-ku-biiro-psg\/","title":{"rendered":"Ivan Rakitic oo ku dhaw inu ku biiro PSG."},"content":{"rendered":"<p>Barcelona ayaa qaadatay go\u2019aan culus oo ku aadan in laacibkeeda Ivan Rakitic uu ka tago kooxda suuqa kala iibsiga ee xaggaagan.<\/p>\n<p>10-maalin oo kaliya ayaa haatan ka harsan inuu si rasmi ah u xirmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xaggaagan.<\/p>\n<p>Wargayska Sport ayaa baahiyay in Barcelona aysan awoodin inay sare u qaado mushaarka Rakitic maadaama kooxdu ay dhaqan galinayso barnaamij ay ku xakamaynayso mushaaraadka ka baxa.<\/p>\n<p>PSG ayaa haatan fursad u haysata inay kula wareegto Ivan Rakitic qaab lamid ah qaabkii ay kula wareegtay Neymar xaggaagii hore, waxayna bixinaysaa qiimaha lagu burburin karo qandaraaskiisa oo ah 125 milyan oo euro.<\/p>\n<p>Qandaraaska Ivan Rakitic ee Barcelona ayaa dhacaya xaggaaga 2021.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barcelona ayaa qaadatay go\u2019aan culus oo ku aadan in laacibkeeda Ivan Rakitic uu ka tago kooxda suuqa kala iibsiga ee xaggaagan. 10-maalin oo kaliya ayaa haatan ka harsan inuu si rasmi ah u xirmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xaggaagan. Wargayska Sport ayaa baahiyay in Barcelona aysan awoodin inay sare u qaado mushaarka Rakitic maadaama&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4812,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4811"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4811"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4811\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4812"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}