{"id":4759,"date":"2018-08-22T18:22:08","date_gmt":"2018-08-22T17:22:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4759"},"modified":"2018-08-22T18:22:08","modified_gmt":"2018-08-22T17:22:08","slug":"madaxweyne-cusub-oo-loo-doortay-dowlad-deegaanka-somalida-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-cusub-oo-loo-doortay-dowlad-deegaanka-somalida-itoobiya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne cusub oo loo doortay Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Madaxweynaha cusub ee Dowlad deegaanka Somalida Itoobiya loo doortay Nin lagu magacaabo Mustafe Cagjar.<\/p>\n<p>Guddiga fulinta Dowlad deegaanka oo shir maalmahanba usocday, ayaa ugu dnabeyn maanta lagu go&#8217;aamiyay in Madaxweynaha Dowlad deegaanka Itoobiya noqdo Nin qurbe joog ah oo xubin ka ahaa Ururka Dulmidiid, ururkan waxaa ku bohoobay qurbe joogta ka soo jeeda DDSI.<\/p>\n<p>Axmed Cabdi Maxamed (Ilka Case) oo xilka si kumeel gaar ah uhayay iscasilaadii Cabdi Maxamuud Cumar kadib, ayaa sheegay in xilka ay udoorteen Mustafe Cagjar, wuxuuna shacabka ka dalbaday iney la shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Ninka la soo doortay, ayaa lagu xantaa inuu yahay qof aad ugu dhow dowladda Itoobiya, waloow uu yahay ruux aqoon leh, Taasoo usuura gelin karta inuu ka shaqeeyo horumarinta Deegaanka.<\/p>\n<p>Cagjar oo Deegaan ahaan ka soo jeeda Magaalada Dhagax Buur, ayaa mudo la soo shaqeeyay Hay&#8217;adaha Qaramada Midoobe hoostaga oo ay kamid tahay UN-OCHA<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Madaxweynaha cusub ee Dowlad deegaanka Somalida Itoobiya loo doortay Nin lagu magacaabo Mustafe Cagjar. Guddiga fulinta Dowlad deegaanka oo shir maalmahanba usocday, ayaa ugu dnabeyn maanta lagu go&#8217;aamiyay in Madaxweynaha Dowlad deegaanka Itoobiya noqdo Nin qurbe joog ah oo xubin ka ahaa Ururka Dulmidiid, ururkan waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4755,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4759"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4759"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4759\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4755"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}