{"id":47520,"date":"2020-11-06T09:05:47","date_gmt":"2020-11-06T09:05:47","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=47520"},"modified":"2020-11-06T12:01:00","modified_gmt":"2020-11-06T12:01:00","slug":"dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dfs-al-shabaab-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dagaal-u-dhaxeeya-ciidamada-dfs-al-shabaab-oo-ka-socda-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Maxaa kasoo kordhay Dagaalka Gobolka Galgaduud?"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda DFS gaar ahaan qaybta 21-aad &amp; Al-Shabaab ayaa maanta ku dagaalamay deegaanka Cada-xaar oo dhanka Waqooyiga uga beegan Deegaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/124069823_677665926451429_355077434313007865_n.jpg?_nc_cat=101&amp;ccb=2&amp;_nc_sid=110474&amp;_nc_ohc=di3b9ymZnXkAX9cYlWx&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=0743e84f99012788b6010af33d99e754&amp;oe=5FC9781C\" alt=\"Image may contain: outdoor\" \/><\/p>\n<p>Dagaalka ayaa sababay Dhimasho &amp; Dhaawac soo kala gaaray Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Al-Shabaab, waxaana la maqlayay qoryaha waaweyn ee lagu xiro Gawaarida, kuwa Garbaha laga rido &amp; hubka fud-fudud.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/123927549_677665753118113_5237653944261603856_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=2&amp;_nc_sid=110474&amp;_nc_ohc=OFNg7FEQZ8sAX-psMkd&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=7d5eb00a420851b902477b26f7bd0785&amp;oe=5FCCB341\" alt=\"Image may contain: 1 person, standing, outdoor and nature\" \/><\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Qaybta 21-aad Ciidamada Xoogga Dalka ayaa sheegay in ay dileen xubno katirsan Al-Shabaab, kadib markii ay ku baxeen Cabasho kasoo gaartay deegaanka Cada-xaar oo iska hor imaadka xooggiisa uu ka dhacay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/123942005_677665793118109_2840203142569374995_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=2&amp;_nc_sid=110474&amp;_nc_ohc=5fMei-JdG1MAX9K0EF6&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=35ad55db9dd9dc3a37b5a239ee1aec59&amp;oe=5FC945CC\" alt=\"Image may contain: 1 person, sky, outdoor and nature\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta DG Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab uu kasii socon doono Gobolka Galgaduud, isaga oo ku hanjabay in ka qabsan doonaan meelaha ay joogaan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/124005501_677665886451433_8367478633823078839_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=2&amp;_nc_sid=110474&amp;_nc_ohc=u8Fzg4HlJoEAX-RDMXp&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=efa6fafde44a9ca786eb6f7fb2071f9e&amp;oe=5FCA1B31\" alt=\"Image may contain: one or more people, people standing, sky, outdoor and nature\" \/><\/p>\n<p>Deegaannada Jihada Bari ka xiga Magaalada Dhuusamareeb waxaa ku xooggan Al-Shabaab, halka saraakiisha qaybta 21-aad ee Militariga Soomaaliya ay sheegeen in ay duulaan ku yihiin deegaannadaas.<\/p>\n<p><strong>La soco wixii warar kasoo kordha.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda DFS gaar ahaan qaybta 21-aad &amp; Al-Shabaab ayaa maanta ku dagaalamay deegaanka Cada-xaar oo dhanka Waqooyiga uga beegan Deegaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa sababay Dhimasho &amp; Dhaawac soo kala gaaray Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Al-Shabaab, waxaana la maqlayay qoryaha waaweyn ee lagu xiro Gawaarida, kuwa Garbaha laga rido &amp; hubka fud-fudud&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":47528,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47520"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47520"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47520\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47528"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}