{"id":4751,"date":"2018-08-22T12:17:24","date_gmt":"2018-08-22T11:17:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4751"},"modified":"2018-08-22T12:17:24","modified_gmt":"2018-08-22T11:17:24","slug":"sawirro-saraakiil-shabaab-ah-oo-xiran-dharka-guutada-14-ka-october-ee-cxd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sawirro-saraakiil-shabaab-ah-oo-xiran-dharka-guutada-14-ka-october-ee-cxd\/","title":{"rendered":"Sawirro: Saraakiil Shabaab ah oo xiran dharka Guutada 14-ka October ee CXD"},"content":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ayaa meelo kala duwan oo ka mid ah Gobollada ay ka maamulaan Soomaaliya waxaa ay ku soo bandhigeen dhoollatus Milatari maalmaha ciidda darteed.<\/p>\n<figure style=\"width: 1025px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/b.top4top.net\/p_9639ub0l1.jpg\" alt=\"https:\/\/b.top4top.net\/\" width=\"1025\" height=\"683\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">qaar ka mid ah Gaadiidka ay ka qabsadeen Ciidamada Dwoladda Soomaaliya.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxyaabaha ka cusub ayaa waxaa ka mid ah in Al-shabaab ay soo bandhigeen Dharka Ciidanka Dowladda Soomaaliya gaar ahaana dharka Guutada 14ka October oo la sameeyay Qaraxii Soobbe kaddib.<\/p>\n<figure style=\"width: 1025px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/b.top4top.net\/p_963nrvoy1.jpg\" alt=\"https:\/\/b.top4top.net\/\" width=\"1025\" height=\"683\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Askari ka tirsan Al-shabab oo xiran dharka Guutada 14ka October.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxaa kale oo waxyaabaha ay soo bandhigeen ka mid ah Gaadiidka dagaalka ee Ciidamada Dowladda iyo kuwo ay ka qabsadeen Ciidamada Kenya.<\/p>\n<figure style=\"width: 1025px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/radioalfurqaan.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/28-1.jpg\" alt=\"https:\/\/radioalfurqaan.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/\" width=\"1025\" height=\"683\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Mid ka mid ah Gaadiidka ay adeegsadaan Ciidanka Kenya.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dharka Guutada 14ka October,waxaa uu shakigiisa ugu badan soo baxay kaddib weerarkii Madaxtooyada horteeda ee dhacay bartamihii Bishii July ee la soo dhaafay.<\/p>\n<figure style=\"width: 1024px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/radioalfurqaan.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/04-1.jpg\" alt=\"https:\/\/radioalfurqaan.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/\" width=\"1024\" height=\"768\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Askariga Midigta taagan oo xiran dharka Guutada 14ka October.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Ciidanka Shabaab ee weerarkaas geystay ayaa watay dharka Guutada 14ka October,arrintaas waxaa ay shaki badan ka dhex abuurtay laamaha amaanka,waxaana xilalka laga qaaday qaar ka mid ah saraakiisha Ciidanka amaanka halka kuwo kalena la xiray.<\/p>\n<figure style=\"width: 1025px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/c.top4top.net\/p_963j2pr98.jpg\" alt=\"https:\/\/c.top4top.net\/\" width=\"1025\" height=\"683\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Sh. Maxamed Abuu Cabdalla, oo ka mid ah saraakiisha xiran dharka Guutada 14-ka October.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Khubarrada dhinaca amaanka waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Al-shabaab ay dharkaas ku helaan dagaallada ay ku qaadaan Ciidamada iyo ilo kale oo ka mid ah dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ayaa meelo kala duwan oo ka mid ah Gobollada ay ka maamulaan Soomaaliya waxaa ay ku soo bandhigeen dhoollatus Milatari maalmaha ciidda darteed. Waxyaabaha ka cusub ayaa waxaa ka mid ah in Al-shabaab ay soo bandhigeen Dharka Ciidanka Dowladda Soomaaliya gaar ahaana dharka Guutada 14ka October oo la sameeyay Qaraxii Soobbe kaddib. Waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4752,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4751"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4751"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4751\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}