{"id":4746,"date":"2018-08-22T11:58:59","date_gmt":"2018-08-22T10:58:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4746"},"modified":"2018-08-22T11:58:59","modified_gmt":"2018-08-22T10:58:59","slug":"anthony-martial-oo-ka-hadlay-mustaqbalkiisa-manchester-united","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/anthony-martial-oo-ka-hadlay-mustaqbalkiisa-manchester-united\/","title":{"rendered":"Anthony Martial oo ka hadlay Mustaqbalkiisa Manchester United."},"content":{"rendered":"<p>Weeraryahanka kooxda Manchester United iyo xulka France Martial ayaa si cad uga hadlay mustaqbalkiisa Garoonka Old Traffort.<\/p>\n<p>Laacibkan ayaa aad looga doon doonayay suuqa kala iibsiga waxaana xili hore dalabyo kala duwan kaso gudbiyay kooxdaha PSG iyo Juventus oo aad ugu raad joogay adeega laacibkan.<\/p>\n<p>Balse xidiga oo la hadlay The Sun, ayaa yiri\u201d ugu dambeyn waxaan go\u2019aansaday inaad iska sii joogo kooxdeyda United waa sax xili hore waxaa uu dalab iga soo gaaray kooxo dhoer ah lkn go\u2019aankeyga waa inaan sii joogo halkan ayuu yiri laacinka oo la hadlay jariirada The Sun.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weeraryahanka kooxda Manchester United iyo xulka France Martial ayaa si cad uga hadlay mustaqbalkiisa Garoonka Old Traffort. Laacibkan ayaa aad looga doon doonayay suuqa kala iibsiga waxaana xili hore dalabyo kala duwan kaso gudbiyay kooxdaha PSG iyo Juventus oo aad ugu raad joogay adeega laacibkan. Balse xidiga oo la hadlay The Sun, ayaa yiri\u201d ugu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4747,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4746"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4746"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4746\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4747"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}