{"id":4743,"date":"2018-08-22T11:55:14","date_gmt":"2018-08-22T10:55:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4743"},"modified":"2018-08-22T11:55:14","modified_gmt":"2018-08-22T10:55:14","slug":"mareynkan-oo-ka-hadlay-duqeyn-uu-ka-geystay-duleedka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mareynkan-oo-ka-hadlay-duqeyn-uu-ka-geystay-duleedka-kismaayo\/","title":{"rendered":"Mareynkan oo ka hadlay duqeyn uu ka geystay duleedka Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay duqeyb ka geysatay Gobolka Jubada hoose halkaas oo ay sheegtay in ay ku dishay xubno ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaan Africom,ayey ku sheegeen in ay weerarkaas ku dileen 2 ka mid ah Al-shabaab.<\/p>\n<p>Qoraalkooda,waxaa ay ku sheegeen in iyaga oo la shaqeynaya dowladda Soomaaliya ay weerarkaas geysteen.<\/p>\n<p>Weerarkan ayey ku sheegeen in \u00a0shalay ay ka fuliyeen Waqooyiga Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo ay intaas raaciyeen in ay sii wadi doonaan weerarrada ay fasaxa iyo wada shaqeynta uga heystaan Dowladda Soomaaliya ee ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay duqeyb ka geysatay Gobolka Jubada hoose halkaas oo ay sheegtay in ay ku dishay xubno ka tirsan Al-shabaab. War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaan Africom,ayey ku sheegeen in ay weerarkaas ku dileen 2 ka mid ah Al-shabaab. Qoraalkooda,waxaa ay ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2324,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4743"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4743"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4743\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2324"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}