{"id":47033,"date":"2020-10-25T11:55:15","date_gmt":"2020-10-25T11:55:15","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=47033"},"modified":"2020-10-25T13:50:10","modified_gmt":"2020-10-25T13:50:10","slug":"sacdiya-axmed-general-mukhtaar-16-sano-ayuu-xoog-ku-haystaa-gurigeenageneral-muqtaar-wasiirka-arimaha-gudaha-oo-lagu-eedeeyay-in-uu-bixidiiday-kirada-guriga-uu-ka-daganyahay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sacdiya-axmed-general-mukhtaar-16-sano-ayuu-xoog-ku-haystaa-gurigeenageneral-muqtaar-wasiirka-arimaha-gudaha-oo-lagu-eedeeyay-in-uu-bixidiiday-kirada-guriga-uu-ka-daganyahay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Sacdiya Axmed: General Mukhtaar 16 sano ayuu xoog ku haystaa gurigeena!"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka cusub ee arimaha gudaha Faderaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukumadda Soomaaliya Generaal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa lagu eedeeyay \u00a0uu xoog ku haysto guri\u00a0 ku yaalla degmada Warta nabada ee Gobolka Banaadir isaga oo aan wax kira ah ka bixin mudadii uu halkaasi daganaa sida ay sheegeen qoys sheeganaya milkiyada guriga uu daganyahay.<\/p>\n<p>Qoyska reer Axmed Daahir Xasan ayaa qoraal ay u direen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, warbaahinta guduha iyo shacabka Soomaaliyeed, ayay ku codsadeen in la siiyo kirada gurigooda oo ku yaalla agaagaarka xarunta Radio Muqdisho ee Caasimadda Wadanka.<\/p>\n<p>Qoyska ayaa ku doodaya in uu gurigaan lahaa Aabahoood \u00a0oo ahaa qareen dhintay sanadkii 2003, gurigoodana uu Generaal Muqtaar ku dagay si xoog ah isaga oo aan wax kiro ah ka bixin sida ay ku cadeeyaan Qoraal ay soo saareen.<\/p>\n<p>Qoyskaan ayaa sanadkii 2017 qareen ka qabsaday magaaladda Nairobi ee dalka Kenya,waxaana Generaal Mukhtaar laga dalbaday kirada \u00a0guriga uu degganaa 2008 ilaa 2017 oo dhan <strong>$216,000<\/strong>, mudo ku siman 45 cisho.<\/p>\n<p>Halkaan ka aqri warqad uu qoray Koki Mbulu oo wakiil ah qoyskaan.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/122528074_758069524921869_6159520633544827595_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=2&amp;_nc_sid=ae9488&amp;_nc_ohc=ePrl5I5pVkcAX89-8ak&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=4f5446c68361a9ada12116e76f3efaee&amp;oe=5FBB87AA\" alt=\"No description available.\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka cusub ee arimaha gudaha Faderaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukumadda Soomaaliya Generaal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa lagu eedeeyay \u00a0uu xoog ku haysto guri\u00a0 ku yaalla degmada Warta nabada ee Gobolka Banaadir isaga oo aan wax kira ah ka bixin mudadii uu halkaasi daganaa sida ay sheegeen qoys sheeganaya milkiyada guriga uu daganyahay. Qoyska reer&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":47034,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47033"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47033"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47033\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47034"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}