{"id":4696,"date":"2018-08-21T12:58:39","date_gmt":"2018-08-21T11:58:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4696"},"modified":"2018-08-21T12:59:57","modified_gmt":"2018-08-21T11:59:57","slug":"qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qarax-khasaare-geystay-oo-ka-dhacay-duleedka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Duleedka Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay halka labo kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii Gaari yar oo ay wateen uu qarax la kulmay.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaceysa Jaamacadda Lafoole iyo degaanka Carbiska,halkaas oo ay marayeen.<\/p>\n<p>Goobjooge ka mid ah dadka degaanka ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Qofka la beegsaday lagu magacaabo Shacbaan,kaas oo uu sheegay in uu ka mid ahaa\u00a0 Ciidamada Dowladda.<\/p>\n<p>Goobjoogaha ayaa intaas ku daray in Shacbaan iyo wiil seeddigii ahaa oo Gaariga waday ay goobta ku geeriyoodeen,halka dadka dhaawaca ahna ay kala yihiin wiil isaga la dhashay iyo Hooyadii.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda ayaa goobta gaaray qaraxa kaddib waxaana ay ka qaadeen dadkii dhimashada iyo dhaawaca uu ka soo gaaray Qaraxa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay halka labo kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii Gaari yar oo ay wateen uu qarax la kulmay. Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaceysa Jaamacadda Lafoole iyo degaanka Carbiska,halkaas oo ay marayeen. Goobjooge ka mid ah dadka degaanka ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Qofka la beegsaday lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1364,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4696"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4696"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4696\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}