{"id":4667,"date":"2018-08-21T11:14:41","date_gmt":"2018-08-21T10:14:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4667"},"modified":"2018-08-21T11:14:41","modified_gmt":"2018-08-21T10:14:41","slug":"manchester-city-oo-wadahadal-la-bilowday-john-stones","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/manchester-city-oo-wadahadal-la-bilowday-john-stones\/","title":{"rendered":"Manchester City Oo Wadahadal La Bilowday  John Stones."},"content":{"rendered":"<p>Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay heshiis cusub ka saxiixato daafaca dhexe John Stones.<\/p>\n<p>Stones waxa uu qandaraas kula jiraa Etihad Stadium dhamaanayaa \u00a0xilli ciyaareedka 2021-22, waxaana loosoo bandhigay inuu qaadan doono \u00a3 120,000 todobaadkii\u00a0 hadii aqbalo in uu siijogo City.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay The Sun, City ayaa dooneysa inay kala hadasho qandaraaska daafaca dhexe si uu san uga tagin kooxda.<\/p>\n<p>City ayaa bilowday difaacidooda\u00a0 \u00a0horyaalka Premier League iyagoo guulo waa weyn ka gaaray kooxaha \u00a0Arsenal iyo Huddersfield Town.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay heshiis cusub ka saxiixato daafaca dhexe John Stones. Stones waxa uu qandaraas kula jiraa Etihad Stadium dhamaanayaa \u00a0xilli ciyaareedka 2021-22, waxaana loosoo bandhigay inuu qaadan doono \u00a3 120,000 todobaadkii\u00a0 hadii aqbalo in uu siijogo City. Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay The Sun, City&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4691,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4667"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4667"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4667\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4691"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}