{"id":4664,"date":"2018-08-21T08:53:22","date_gmt":"2018-08-21T07:53:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4664"},"modified":"2018-08-21T08:53:22","modified_gmt":"2018-08-21T07:53:22","slug":"galatasaray-oo-xiiseyneysa-danny-welbeck","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/galatasaray-oo-xiiseyneysa-danny-welbeck\/","title":{"rendered":"Galatasaray oo xiiseyneysa Danny Welbeck."},"content":{"rendered":"<p>Weeraryahanka Arsenal Danny Welbeck ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay kooxda reer turki ee Galatasaray.<\/p>\n<p>27 jirkaan ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo Emirates Stadium xagaagan, isagoo keliya u saftay 12 kulan oo Premier League ah xilli ciyaareedkii hore, laakiin tababaraha cusub ee kooxda Unai Emery ayaa shaaca ka qaaday in weeraryahanka uusan iib aheyn.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, wargeyska Turkiga ee AMK ayaa ku waramaya in Gunners ay ku qanacsan tahay inay iibiso Welbeck si ay u xajiso \u00a0mushaarkooda, iyadoo Galatasaray ay xiiseyneyso inay sii xoojiso booskeeda Champions League.<\/p>\n<p>Ciyaaryahanka heerka caalami ee xulka England ayaan ka mid aheyn safkii \u00a0kulankii ay guul darrada kala kulmeen \u00a0City ee ka dhacay garoonka Emirates Stadium.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weeraryahanka Arsenal Danny Welbeck ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay kooxda reer turki ee Galatasaray. 27 jirkaan ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo Emirates Stadium xagaagan, isagoo keliya u saftay 12 kulan oo Premier League ah xilli ciyaareedkii hore, laakiin tababaraha cusub ee kooxda Unai Emery ayaa shaaca ka qaaday in weeraryahanka uusan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4665,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4664"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4664"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4664\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}