{"id":4649,"date":"2018-08-21T08:32:23","date_gmt":"2018-08-21T07:32:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4649"},"modified":"2018-08-21T08:32:23","modified_gmt":"2018-08-21T07:32:23","slug":"pep-guardiola-oo-ka-hadlay-wararka-sheegaya-inu-laso-wareegayo-calaudio-marchisio","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/pep-guardiola-oo-ka-hadlay-wararka-sheegaya-inu-laso-wareegayo-calaudio-marchisio\/","title":{"rendered":"Pep Guardiola oo ka hadlay wararka sheegaya inu laso wareegayo Calaudio Marchisio."},"content":{"rendered":"<p>Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa meesha ka saaray inuu u dhaqaaqayo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Juventus Claudio Marchisio.<\/p>\n<p>32 jirkaan oo 389 kulan u saftay 25kii sanno oo uu la joogay kooxda Turin, ayaa qandaraaska uu ku eg yahay ka hor dhamaadka Isbuucaan.<\/p>\n<p>Sky Sports News ayaa warineysa in Tabaraha City oo san wali dalab ka gudbin laacibkan.<\/p>\n<p>&#8220;Marka hore, faahfaahin weyn oo ku saabsan mustaqbalkiisa ciyaareed &#8211; wuxuu sameeyay xirfad cajiib ah Juventus iyo xulka qaranka.<\/p>\n<p>&#8220;Bishii December, waxaan dooneynaa inaan aragno waxa dhacaayo suuqa kala iibsiga ee soo socda, lakiin haatan dalab majiro&#8221;.<\/p>\n<p>Marchisio, oo 55 kulan u saftay Italy tan iyo markii uu ka mid noqday safka kowaad ee kooxda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa meesha ka saaray inuu u dhaqaaqayo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Juventus Claudio Marchisio. 32 jirkaan oo 389 kulan u saftay 25kii sanno oo uu la joogay kooxda Turin, ayaa qandaraaska uu ku eg yahay ka hor dhamaadka Isbuucaan. Sky Sports News ayaa warineysa in Tabaraha City oo san wali&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4659,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4649"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4649"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4649\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}