{"id":4609,"date":"2018-08-20T10:16:03","date_gmt":"2018-08-20T09:16:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4609"},"modified":"2018-08-20T10:16:03","modified_gmt":"2018-08-20T09:16:03","slug":"ciidamada-dowladda-oo-dhallinyaro-badan-ku-xir-xiray-markasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-dowladda-oo-dhallinyaro-badan-ku-xir-xiray-markasawirro\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda oo dhallinyaro badan ku xir xiray Marka,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgalka ay xalay ilaa saaka ka sameeyeen Magaalada Marka waxaa ay ku xir xireen dhallinyaro badan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DlCCvV6XcAAwnPS.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p>Howlgalkan waxaa uu ka dambeeyay kaddib markii Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay shalay dib u qabsadeen Magaalada Marka oo oo qeyb ka mid ah ay maamulayeen Al-shabaab.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DlCCvVbXoAAJNub.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p>Xalay ayey ahayd markii uu kulan dhexmaray Maamulka Magaalada iyo Abaanduulaha xilka ka siidagaya ee Cabdullahi Cali Caanood oo Ciidan uu hoggaaminayo ay shalay Al-shabaab ka qabsadeen qeybtii ay ka joogeen magaalada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DlCCvWMXsAUBNok.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada AMISOM,malleeshiyo Beeleed iyo Al-shabaab ayey u kala qeybsaneyd Magaalada Marka tan iiyo August 2016kii.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DlCCvV-WwAE2Tln.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p>Bogga Twitter-ka AMISOM ayaa lagu daabacay in Ciidamada iskaashanaya ee AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ay howlgal ka fuliyeen Magaalada Marka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgalka ay xalay ilaa saaka ka sameeyeen Magaalada Marka waxaa ay ku xir xireen dhallinyaro badan. Howlgalkan waxaa uu ka dambeeyay kaddib markii Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay shalay dib u qabsadeen Magaalada Marka oo oo qeyb ka mid ah ay maamulayeen Al-shabaab. Xalay ayey ahayd markii uu kulan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4610,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4609"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4609"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4609\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}