{"id":4588,"date":"2018-08-20T09:36:18","date_gmt":"2018-08-20T08:36:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4588"},"modified":"2018-08-20T09:39:28","modified_gmt":"2018-08-20T08:39:28","slug":"heegan-vs-dekedda-kulan-adag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/heegan-vs-dekedda-kulan-adag\/","title":{"rendered":"Heegan vs Dekedda  Kulan adag."},"content":{"rendered":"<p>Xiriirka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in maalinta Ciida oo ku beegan 21 August in garoonka Wiish lagu ciyaari doono fiinaalka Koob Super oo ay ku tartamaaan kooxaha kusoo kala guulaysta horyaalka dalka \u00a0iyo Koobka Jeneraal Daa\u2019uud.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa kusoo beegmaya xillitodobaadkan garoonka Wiish \u00a0lagu goglay Cinirka caalamiga ee la dhigo garoomada kubadda Kolayga lagu ciyaaro.<\/p>\n<p>Sidoo kale maalinta Ciidank ka hor kulanka waxaa garoonka Wiish ka dhici doonta xaflada daahfurka Horyaalka kubadda Kolayga 2018-19 oo sanadkan aad uga xiiso badan sanadihi hore.<\/p>\n<p><strong>Xogta kulanka.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong><\/p>\n<p><strong>Taariikhda 21August 2018<\/strong><\/p>\n<p><strong>Maalinta talaado<\/strong><\/p>\n<p><strong>Garoonka Wiish<\/strong><\/p>\n<p><strong>Fiinaalka Koobka Super Cup<\/strong><\/p>\n<p><strong>Saacadda: 4:00 galabnimo<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiriirka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in maalinta Ciida oo ku beegan 21 August in garoonka Wiish lagu ciyaari doono fiinaalka Koob Super oo ay ku tartamaaan kooxaha kusoo kala guulaysta horyaalka dalka \u00a0iyo Koobka Jeneraal Daa\u2019uud. Kulanka ayaa kusoo beegmaya xillitodobaadkan garoonka Wiish \u00a0lagu goglay Cinirka caalamiga ee la dhigo garoomada kubadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4591,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[84],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4588"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4588"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4588\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}