{"id":4495,"date":"2018-08-19T08:41:33","date_gmt":"2018-08-19T07:41:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4495"},"modified":"2018-08-19T08:41:33","modified_gmt":"2018-08-19T07:41:33","slug":"guddiga-doorashada-oo-shaaciyay-in-la-buuxinayo-saddexda-kursi-ee-ka-dhiman-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-shaaciyay-in-la-buuxinayo-saddexda-kursi-ee-ka-dhiman-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashada oo shaaciyay in la buuxinayo saddexda kursi ee ka dhiman Golaha shacabka."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga\u00a0 Madaxbanaan ee doorashooyink Xaliimo Ismaaciil Yarey ayaa sheegtay in dhawaan la dhameystirayo kuraasta ka banaan Golaha shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Guddoomiye Xaliimo waxaa ay sheegtay in doorashada saddexda Kursi ay ka kala dhacayaan Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Baydhaba.<\/p>\n<p>Labo ka mid ah doorashada Xildhibaannada Buuxinaya waxaa ay ka dhaceysaa Baydhaba waana kuraasta ay banneeyeen Taliyaha Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo Kursiga uu ka geeriyooday Xildhibaan Khaliif Cabbdullahi.<\/p>\n<p>Doorashada kursiga kale ee Dhuusamareeb waxaa iska casilay Xildhibaan C\/Qaadir Gaafow,waxaana dadka\u00a0 kursigaas u tartamaya ka mid ah Taliyihii hore ee Hay\u2019adda Nabad Sugidda Cabdullahi Gaafow Maxamuud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga\u00a0 Madaxbanaan ee doorashooyink Xaliimo Ismaaciil Yarey ayaa sheegtay in dhawaan la dhameystirayo kuraasta ka banaan Golaha shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiye Xaliimo waxaa ay sheegtay in doorashada saddexda Kursi ay ka kala dhacayaan Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Baydhaba. Labo ka mid ah doorashada Xildhibaannada Buuxinaya waxaa ay ka dhaceysaa Baydhaba waana kuraasta ay banneeyeen Taliyaha Hay\u2019adda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4496,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4495"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4495"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4495\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4496"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}