{"id":4488,"date":"2018-08-19T07:14:45","date_gmt":"2018-08-19T06:14:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4488"},"modified":"2018-08-19T07:14:45","modified_gmt":"2018-08-19T06:14:45","slug":"booliska-china-oo-xiray-burcad-internetka-ka-dhacday-87-milyan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/booliska-china-oo-xiray-burcad-internetka-ka-dhacday-87-milyan\/","title":{"rendered":"Booliska China oo xiray Burcad Internetka ka dhacday $ 87 Milyan"},"content":{"rendered":"<p>Booliska Dalka China ayaa gacanta ku dhigay Koox Burcad dhinaca Internetka ah oo jabsaday lacag dhan $ 87Milyan oo Doollarka Mareykanka ah.<\/p>\n<p>Booliska Gobolka\u00a0Shaanxi, ee dalka Chinayaa xaqiijiyay in ay xireen saddex Qof oo burcad dhinaca Internetka ah,kuwaas oo uu hadda baaritaan ku socdo.<\/p>\n<p>Lacagta laga xaday Internet ah ahaa ah midda loo yaqaan\u00a0virtual currency,taas oo aan ahayn lacag rasmi ah hayeeshee Internetka wax looga kala iibsado.<\/p>\n<p>Boolisku waxaa ay sheegeen in Raggan uu baaritaan ku socday saddexdii bil ee la soo dhaafay,waxaana soo qabashadooda qeyb ka qaatay sharikadaha Internetka ee Dalka China oo la socday dhaqdhaqaaqa Raggaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska Dalka China ayaa gacanta ku dhigay Koox Burcad dhinaca Internetka ah oo jabsaday lacag dhan $ 87Milyan oo Doollarka Mareykanka ah. Booliska Gobolka\u00a0Shaanxi, ee dalka Chinayaa xaqiijiyay in ay xireen saddex Qof oo burcad dhinaca Internetka ah,kuwaas oo uu hadda baaritaan ku socdo. Lacagta laga xaday Internet ah ahaa ah midda loo yaqaan\u00a0virtual currency,taas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4489,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4488"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4488"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4488\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}