{"id":4363,"date":"2018-08-17T19:02:32","date_gmt":"2018-08-17T18:02:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4363"},"modified":"2018-08-17T19:02:54","modified_gmt":"2018-08-17T18:02:54","slug":"faah-faahin-qarax-goordhaw-ka-dhacay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/faah-faahin-qarax-goordhaw-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Faah-faahin:- Qarax Goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Qaraxaan oo goordhaw laga maqlay Jugtiisa Degmooyin katirsan Gobolka Banaadir ayaa ka dhacay Degmada Hodan Gaar ahaan Dalcadda Taleex.<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa Mustaqbal Radio u sheegay in ay ku dhaawacmeen Labo qof oo shacab ahaa, Qaraxana uu ahaa Mid dhulka ka kacay sida ay hadalka udhigeen.<\/p>\n<p>Khasaaraha ayaa intaa ka badan kara, waxaa goobta gaaray Gawaarida Gurmadka Deg dega si ay u qaadaan dadka dhaawacmay.<\/p>\n<p>Qaraxa halka uu ka dhacay ah Jid Cadde Laamiga Taleex uga leexda Madaxtooyadii Madaxweynihii Dowladii KMG aheyd ee Jabuuti lagu soo dhisay Cabdiqaasim Salaad Xasan.<\/p>\n<p>Laamaha ammaanka Dowladda Federaalka ayaa goobta gaaray si ay u baaraan Qaraxaan oo ay Dadka Goob joogayaasha ah ku sheegeen in uu ahaa Miino Dhulka la geliyay.<\/p>\n<p>La soco Faah-faafinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxaan oo goordhaw laga maqlay Jugtiisa Degmooyin katirsan Gobolka Banaadir ayaa ka dhacay Degmada Hodan Gaar ahaan Dalcadda Taleex. Goob joogayaal ayaa Mustaqbal Radio u sheegay in ay ku dhaawacmeen Labo qof oo shacab ahaa, Qaraxana uu ahaa Mid dhulka ka kacay sida ay hadalka udhigeen. Khasaaraha ayaa intaa ka badan kara, waxaa goobta gaaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4364,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4363"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4363"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4363\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}